Musharax Cabdiqani Shancad oo isu soo taagay Madaxtinimada Puntland ayaa xaflad deeq-aruurin magaalada Seattle ee cariga Maraykanka. Xafladaan oo ay ku koobnayd dumar kaliya loona qabtay Musharaxa xaaskiisa Marwo Baarliin ayay ka soo qaybgaleen dad lagu qiyaasay 250 ruux.
Musharax Cabdiqani Shancad oo isu soo taagay Madaxtinimada Puntland ayaa xaflad deeq-aruurin magaalada Seattle ee cariga Maraykanka. Xafladaan oo ay ku koobnayd dumar kaliya loona qabtay Musharaxa xaaskiisa Marwo Baarliin ayay ka soo qaybgaleen dad lagu qiyaasay 250 ruux.
Dr. Fadumo Shiikh Maxamad ayaa ka hadashay xafladaas ayaa dumarka ku dhiirigalisay inay sii wadaan taageerada ay u hayaan Musharax Cabdiqani Shancad kasoo ay ku tilmaamtay nin badbaadin kara Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
 |
| Abdigani Shancad, 2009 Candidate for Puntland President (Somalia) |
Xalimo Sacadiyo oo ah dadka aad looga yaqaano North America ayaa u sheegtay dumarkii xaflada joogtay iyo dhamaan dumarka Reer Puntland inay taageero u fidiyaan Mr. Shancad iyadoo ku tilmaamtay inuu yahay nin fahmi kara marxalada Puntland ay hada ku sugan tahay.
Xafladaan ayaa laga akhriyay buraambur iyadoo dumarkii ka soo qaybgalay ay ku ciyaareen buraamburkaas xiisaha badan. Dumar kale ayaa goobta xaflada ka jeediyay khudbooyin kooban oo ka tarjuma arrimaha Puntland iyo mustaqbalka.
Cabdisalaan Dhabarlo iyo Maxamad Gari oo ah fanaaniin Reer Seattle ayaa goobta xaflada kusoo bandhigay heeso qaali ah.
Fundraising Event for Puntland Presidential Candidate
A fundraising event was held for Mr. Abdigani Shancad who is running to become the President of Puntland, in Somalia, next year. The women-only event was held in Seattle, Washington, on April 5, 2008 and featured a guest speaker, live music and traditional food.
 |
| Mohamud Hashi "Balbalow," Shancad Campaign Manager-Seattle |
Dr. Fadumo Sheikh Mohamed told the crowd of estimated 250 women to continue their support for Mr. Shancad, who she praised to be a man capable of saving Puntland State of Somalia.
Halimo Sadio, a well-known woman in North America, said all the women at the event and the women of Puntland should support Mr. Shancad who understands today’s situation in Puntland.
Poetry (burambur) was aread aloud with African drums beating in the background. Women in colorful dresses jumped in the middle of the circle to perform the traditional burambur dance.
Seattle-based Somali singers Abdisalan Dhabarlo and Mohamed Gari sang live music and entertained the crowd.
Qoraalkaan waxaa soo gaarsiiyay Warsidaha Garowe Online
Mr. Mohamud Hashi "Balbalow"
Shancad Campaign Manager, Seattle