From Garoweonline.com

Announcements
Somali la la' yahay. Yaa arkay?
By
May 8, 2008 - 5:13:02 PM

Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Maraykanka laga codsanayaa in
ay soo sheegaan haddii ay arkaan nin Soomaaliyeed oo ay daawo u socotay
oo la waayay mudo 20 maalmood ah.

Magaca: Gulled Mahamoud
Daawo ayuu qaataa.
Jinsiyadda: Soomaali
Da'da: 30 jir

Goortii ugu danbaysay ee Minnesota lagu arko:  April 16, 2008 Haddii aad aragto fadlan la soo xiriir Asha Mahamoud - 651-414-0976 Ama mnwardere@yahoo.com



http://www.garoweonline.com