From Garoweonline.com

Announcements
TACSI: Axmed Maxamud Farole
By
Feb 19, 2009 - 3:10:17 PM

Waxaa bishan Feb 18 keedii ku geeriyooday magaalada Melbourne ee dalka Australia marxuum Axmed Maxamud Farole. Waxaa jaaliyadda reer Melbourne oo dhan ay tacsi u diriyaan qoyska iyo dhammaan ehelada uu ka geeriyooday Axmed Maxamuud meel kasta oo ay adduunka ka joogaan.

Axmed wuxuu ahaa arday bilaabay jaamacadda La Trobe ee magalada Melbourne. Marxuumka Jannadii Fardowsa Allaah haka waraabiyo, eheladiisana sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo.

http://www.garoweonline.com