From Garoweonline.com
TACSI: Marxumad Fadumo C/llahi Xashi
By
Jan 22, 2010 - 8:16:58 PM
Waxaa halkaani tacsi looga dirayaa dhamaan Ehelladii iyo Asxaabtii
Marxuumad Fadumo C/llahi Xashi oo ku geeriyootay Dalka Holland habeenkii Arbaco (Jan. 20, 2010). Ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Ehellada iyo Asxaabtana ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin. Aamin. Aamin.
Tacsidaani waxaa soo diray:
Reer Cabdullahi Xaashi
Reer Yusuf Ismaaciil
email us: contact@garoweonline.com
http://www.garoweonline.com