From Garoweonline.com
TACSI: Dr. Max’ed Jamac Xabeeb
By
May 12, 2008 - 6:31:06 PM
Waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii iyo Ehelladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Maxamad Jamac Xabeeb oo ku geeriyooday Gobolka Utah ee Dalka Maraykanka. Anagoo kala ah: Prof. Sirad Yusuf Ismaaciil iyo Caruuteeda Ilmi Max’ud Xasan-Mire; Maxamad Dahir Shaffey iyo Xaaskiisa Maryan Maxamad Warsame; Sacadiyo Maxamad Gunti-yare; Nadifo Abshir Ciise; Cabdinasir Warsame Boone; Nasro Jaamac Gunti-yare; iyo Ubax Xaaji Dahraan oo ka soo tacsiyeenaaya Magaalada Seattle ee Gobolka Washington, USA.
ILAAHAY subxaanahu-watacalaa Janatul Firdawsa haka waraabiyo Marxuumka, Ehelkiisana samir iyo iimaan ALLAHA ka siiyo. Aamin!
http://www.garoweonline.com