From Garoweonline.com

Announcements
TACSI: Marxuumad Haweeya Xasan
By
Aug 1, 2010 - 9:50:24 AM

TACSI

Reer Yusuf Ismaacil iyo Reer Warsame Boone ayaa ayaa tacsi tiiranyo leh halkaan uga diraaya Reer Cismaan Jirac geeridii ku timid Hooyadood Marxuumad Haweeya Xasan oo ku geeriyootay Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool 31 July 2010.

ILAAHAY waxaan uga baryay inuu Janadii Firdowsa ka waraabiin Qoyska iyo Ehelladana samir iyo iimaan ALLAHA siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN



http://www.garoweonline.com