Home
  Africa
  World
  Islam
  Health

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Nov 3, 2008 - 11:09:50 PM
Announcements
TACSI: Safiyo 'Loreno' C/llahi Xabeeb


Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh looga dirayaa Qoyska iyo Ehellada Marxuumad Safiyo Cabdullahi Xabeeb (Safiyo Loreno) oo ku geeriyootay Magaalada Nairobi, Kenya.

Hooyo Xabiibo Kaahiye iyo Hooyo Caasho Kaahiye, iyo dhamaan walaalaheed oo ah Ilmo Cabdulqadir Yusuf Ismaaciil (oo kala ah: Ubax C/qadir, Shugri, Qamaan, Shirwac, Deeqo, iyo Gambool oo kala jooga USA & Europe) waxaa halkaan uga Tacsiyeenaaya:

Bashiir Yusuf Ismaacil iyo C/rakiim Yusuf Ismaaciil
Axmad Faarax iyo Xaaskiisa Deeqo Cismaan Jirac iyo Caruurtooda
Siraad Yusuf Ismaaciil iyo Caruurteeda
Isxaaq Xaaji Warsame iyo Xaskiiksa Barliin Yusuf Ismaaciil iyo Caruurtooda
Burhaan Yusuf Ismaaciil iyo Xaaskisa Ijaabo Jaamac iyo Caruurtooda
Cabdinasir Warsame Boone
Siciido Xaaji Cali iyo dhamaan Reer Xaaji Cali
Maslax Mire Awaare
Dhamaan Bahda Radio Garowe

ILAAHAY waxaan uga baryeynaa inuu Marxuumad Safiyo ka waraabiyo Janadii Firdowsa ILAAHNA samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan Ehelladeeda iyo Asxaabteeda. AAMIN!

RELATED:
UN: Letter to the members of the Somalia Jaaliyadda (Diaspora)
TACSI: Xiddig Xaaji Faarax (Malaysia)
Somalia: A Tribute to Honorable Mohamed Osman Maye

Advertisement
 

Puntland offers up a Range of possibilities

EDITORS PICK:

President to lead peace talks delegation to Djibouti
NAIROBI, Kenya Nov 21 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us