Home
  Africa
  World
  Islam
  Health

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Nov 3, 2008 - 11:09:50 PM
Announcements
TACSI: Xiddig Xaaji Faarax (Malaysia)


Tacsidaan waxay ku socotaa Ehellada Marxuum Xiddig Xaaji Faarax oo ku dhintay Dalka Malaysia Oktober 30, 2008. Tacsidaan waxaa diraya dhamaan Bahda Radio Garowe iyo dhamaan ehelada & asxaabta:

1. B eeldaaje Farax Beeldaaje Cabdullahi
2. Jaamac Beeldaje
3. Maxamed Beeldaaje Farax
4. Ibraahim Beeldaaje
5. Dr. Maxamed Beeldaaje
6. Eng. Liban Beeldaje
7. Jamilo Beeldaje
8. Caanood Beeldaje
9. Mahad Beeldaje
10. Maxamuud Beeldaje

iyo dhaman Qoyska Reer Beeldaaje meelkasta oo ay joogaan iyagoo uga baryaya Qoyska Marxuumka samir iyo iimaan ILAAHAYna ka siiyo, Marxuumka inuu ILAAHAY cafiyo Janadana ka waraabiyo.

Aamiin. Aamin. Aamiin.

-------------------------

TACSI: Marxuum Xiddig Xaaji Farax– Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhammaan maamulayaasha iyo hawl wadeenada ololaha doorashada ee Musharaxa madaxnimada Puntland Prof. Farjac, dhamaan jaaliyadda Puntland ee kunool qaarada woqooyiga Mareykanka, Ingitisska, Sweden, Norway, Denmark, Australia, New Zeland, Pakistan, India iyo Kenya  waxay tacsi u dirayaan qoyskiisii, qaraabadiis,, Saaxiibadii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xiddig Xaji Farax oo taariikhdu markey aheyd October 30keedii 2008 geeriyooday.

Musharax Farjac gaar ahaan aad uga murugooday geerida naxdinta leh ee Xaji Xiddig Xaji Farax ku timid wuxuuna Alle uga baryayaa in Ilaahay qabrigiisa u waasiciyo, albaabka iyo dariishada jannadana uga furo qabrigiisa, Ilaahayna jannadiisa ku daadihiyo. Aamiin. 

Sidoo kale asxaabta la ololayneysa musharaxa ee ka soo kala jeeda beelaha kala duwan ee Puntland waxay marxuumka qoyskiisa iyo qaraabadiisa u dirayaan tacsi. Waxaana leeyihiin illaahay jannaddii ha ka waraabiyo qoyskiisa iyo asxaabtiisana sabir iyo imaan Allaha ka siiyo. Aamiin. Aamiin. Aamiin.

Sidoo kale dadka hoos magcanyadoodu ku qoran yihiin waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyska uu Marxuum Xaji Xiddig Xaji Farax ka geeriyooday, waxay rabbi uga baryayaan in uu jannada ka waraabiyo. "Kullu nafsi Daaiqatul mawt".

Dhammaantayana waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu geeyo Jannatul Fardowsa. Aamin. Aaamin. Aaamin.

Dr. Maxamed Farax Salax Pezzo iyo qoyskiisa
Mussa xaji Sacid Abees iyo qoyskiisa
Dr. Cabdilaahi Ciise Aw Cali iyo qoyskiisa
Faduma Cusman Fiduciarie
Maxamed Heryo Yare
Haweya Mire Xaji Saciid
Warsan Cabdi Cadhood iyo Qoyskeeda
Dr. Shirwac Maxamud jamac Afballar iyo qoyskiisa
Axmed Moallin Mohamed iyo qoyskiisa
Maxamud Khurshe iyo qoyskiisa
Abdulqadir Macallin Maxamed
Maryan Cusman Saciid Dhuxul M. Curubo (iyo caruurteeda)
General Axmed Ismaaciil Cali Shamal (Shandaqiiqo)
Xaaji Cismaan Saciid (Beeldaaje) iyo qoyskiisa
Shekh Anwar Maxamed Warsame
Ayaanle Salax
Barkhad Timir
Bashiir Max amed Xaaji Cumar Gaab
Cabdifataax Maxamuud. Cabdi Askari)
Cabdikariim Cabdiraxmaan Geyre
Cabdikarin cabdiraxman Geyre iyo qoyskiisa
Cabdinaasir Maxamed Xaaji
Cabdullahi Maxamed xaji Abees
Dr. Cabdirizaq Cali Ismaciil Cali Fadhako
Nur Ismacil Cali Shamal
Cabdirashiid Cabdullaahi Xaaji Maxamed
Eng. Cabdirashid Cumar Sanweyne
Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dawaarik
Cabdirizaq Shekh Nur
Xawa Maxamed Xaji Cali Xared iyo Qoyskeeda
Cabdikarin Cabdiraxman Gheire
Sacdiya Guled Cabdulle M. Ereg
Shukri Cali Ashigur
Shariifp Ali Ashigur
Nasra Ismail Ashigur
Abdikarin Jamac Joje
Murwo Ismail Ashigur
Daruro Ismail Ashigur
Maryan Ali Ashigur
Nur Ismacil Ashigur
Darod ismacil
Maxamed Cusman
Cali Ashigur
Cabdishakur Mire Aden
Cabdullaahi Ciid Cismaan
Cabdulqadir Shekh Nur
Cali Xaaji Cismaan Beeldaaje
Ciid Shibbiin iyo qoyskiisa
Col. Abdifatax Askari
Col. Maxamed Cumar Ciise
Dahabo Maxamed Saciid
Dhammaan Ilma Mire Xaji Saciid iyo qoysaskooda
Dr. Axmed Hiirad Maxamed
Dr. Cabdi Cabdiraxmaan Xasan Ajka
Dr. Cabdirizaq Hirad Maxamed iyo qoyskiisa
Dr. Cumar Cartan Saalax iyo qoyskiisa
Dr. Dalmar Cali Maxamed Ciise iyo qoyskiisa
Dr. Farax Cali Shire iyo Dhamaan ila Cali Shire Afballaar
Dr. Fowsi Ciise Maxamed Muuse iyo qoyskiisa
Dr. Mahad Cabdullaahi Faarax iyo qoyskiisa
Dr. Maxamed Ismaacil Xaaji Maxamed (Siibad) iyo qoyskiisa
Dr. Sharmaarke Maxamed Muuse iyo qoyskiisa
Dr. Yusuf Qandala iyo qoyskiisa
Dr. Shirwac Maxamud Afballar iyo qoyskiisa
Dr.Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Geyre iyo qoyskiisa
Dr.Maxamed Saalax Cismaan iyo qoyskiisa
Dr. Nicolas Maxamed Ismacil Ashigur iyo qoyskiisa
Drs. Hodon Maxamed Xaaji iyo caruurteeda
Drs. Jamila Said Salad
Drs Idil M. Afballar iyo caruurteeda
Drs. Rodo Hirad maxamed
Drs Fawzia Hirad maxamed iyo caruurteeda
Eng. Abdisalan Hirad Maxamed
Eng. Bootaan Mire Qawaar
Eng. Cabdikariim Nuur Muuse
Eng. Maxamed cabdirizaq Sagac
Faaduma Muuse Xaaji
Faysal Cismaan Xaaji Maxamuud iyo qoyskiisa
Qoraa Guure Unlaye
Ismaaciil Mire Xaaji Saciid
Jamiila Maxamed Xaaji
Jibril Cumar
Ibrahim Beldaje
Maxamed Yusuf Dhere
Bashir Maxamud cali Yare
Zamzam Xaji Maxamed Cali Xareed
Ayan Ladane
Casha Saleban Camir
Farxiya Saleban Camir
Axmed Saleban Camir
Maryan Cabdiraxmaan Xasan
Maryan Cartan
Maxamed Bile Cali Wagad
Maxamed Cawad
Maxamed Cawed Xaaji-Muumn,
Maxamed Ciise Biin
Maxamed Hirad maxamed
Maxamed Xaaji Cumar Gaab
Maxamed Yuusuf Cali Heeryo
Maxamed  Siigaale
Maxamed Cilmi Dhere
Maxamuud Maxamed Khuurshe
Maxamuud Maxamed Xasan (Gurey) iyo dhamaan reer Maxamed Xassan
Maxamuud Sh. Nuur iyo qoyskiisa
Nasra Hirad Maxamed iyo Caruurteeda
Nasro Ismaaciil Aashiguur iyo caruurteeda
Nuur Cabdulaahi Saalax Deer
Pasquale Cusman Fiduciarie
Sahra Muuse Qoobey
Shamsa Cabdiraxman xasan
Wadanka: virginia usa
Warsan Maxamuud Cali
Bayax Cabdi Jamac iyo qoyskiisa
Faduma Abdi Jamac
Sahra Abdi Jamac
Jamila Abdi Jamac
Ayan Cali Fanax
Madino Sacid Gheyre
Naado Yusuf Cali
Dhammo Maxamud
Liban A. Jamac
Nadiifo Maxamed Afey
Maxamed cali Jamac Shiddo
Ubax Cabdi Axmed
Maxamud Fahiye
Maxamed Ciise Faahiye
Maxamud Ismacil Ashigur Bulbul
Xalima Warsame Cusman Fiidsade
Xamdi Maxamud Carey
Shukri Cabdi Axmed
Madino Samantar Guhaad
Nur Ismacil Ashigur iyo qoyskiisa
Musse cabdi Jamac
Jamila Xaji Axmed
Faduma Nur Guhad
Xamdi Maxamed Carey
Axmed Cali Shire
Maxamed Saciid Musse Baribari
Aden A. Jamac Kalajaban
Xalima Warsame Cusman
Xawa Maxamed Sacid
Ayan cali farax iyo qoyskiisa
Maxamed Farjac
Farxiya Cusman Saciid Dhuxul
Ubax Cusman Saciid Dhuxul
Fellis Cusman Saciid Dhuxul
Kiin Cusman Saciid Dhuxul
Faduma Calisalebaaney
Elyas Farjac
Faysal Omar Farjac
Jennifer Omar Farjac
Amin Farjac
Jibril Farjac
Fawzia Farjac iyo caruurteeda
Jeramy Farjac iyo qoysykiisa
Maxamed Farjac iyo qoyskiisa

RELATED:
UN: Letter to the members of the Somalia Jaaliyadda (Diaspora)
TACSI: Xiddig Xaaji Faarax (Malaysia)
Somalia: A Tribute to Honorable Mohamed Osman Maye

Advertisement
 

South Africa: FIFA 2010 official gunned down

EDITORS PICK:

Lingering divisions and violent disagreements resurface
MOGADISHU, Somalia Jan 6 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us