|
|
|
|
| Last Updated: Dec 14, 2011 - 11:39:16 AM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Tacsi-Marxum Dahir Awnur Jamac Tigey
24 Jun 24, 2010 - 2:48:37 AM
|
Anagoo kala ah dhamaan reer Maxamad Jacfar, reer Maxamuud Jacfar,reer Axmad Jacfar.Waxaan halakan tacsi teeraanyo leh uga diraynaa dhamaan awlaadii uu ka tegay MARXUUM DAAHIR AW-NUUR,waxaanuna leenahay samir iyo iimaan Jamiila ‘INSHA’ALLAH.
Waxaan tacsi taas la mida hawada u marineynaa Maxamuud Biin aw-nuur Jama Tigey iyo caruurtisa Iyo dhamaan Reer nuur Jaamac Tigey waxaanuna leenahay ilaahay samir iyo iiman ha’inaga wada siiyo geeridii MARXUUM DAAHIR, ISAGANA ALLAHA KA WARAABIYO =( JANATU-FARDOWSA ACLAA )
AAMIIN AAMIIN AAMIIN. (KULLI NAFSIM DAA’IQATUL MOWD).
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|