From Garoweonline.com

Announcements
Tacsi-Marxum Dahir Awnur Jamac Tigey
By
Jun 24, 2010 - 2:48:37 AM



Anagoo kala ah dhamaan reer Maxamad Jacfar, reer Maxamuud Jacfar,reer Axmad Jacfar.Waxaan  halakan tacsi teeraanyo leh uga diraynaa dhamaan awlaadii uu ka tegay MARXUUM DAAHIR AW-NUUR,waxaanuna leenahay samir iyo iimaan Jamiila ‘INSHA’ALLAH.

Waxaan tacsi taas la mida hawada u marineynaa Maxamuud Biin aw-nuur Jama Tigey iyo caruurtisa Iyo  dhamaan Reer nuur Jaamac Tigey waxaanuna leenahay ilaahay samir iyo iiman ha’inaga wada siiyo geeridii  MARXUUM DAAHIR, ISAGANA ALLAHA KA WARAABIYO =( JANATU-FARDOWSA ACLAA )

 AAMIIN AAMIIN  AAMIIN.    (KULLI NAFSIM DAA’IQATUL MOWD).


http://www.garoweonline.com