Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 14, 2011 - 11:39:16 AM
Announcements
Tacsi ku socota guud ahaan Reer PL


Australian-Puntland Diaspora waxay tacsi u dirayaan ummadda reer Puntland meel ay joogaanba geerida ku timid labada isim Suldaan Ciise Xassan Cumar oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso iyo Suldaan Xassan Cali Baale oo ku geeriyooday magaalada Wardheer.

Jaalliyadu waxay si gaara ugu dirayaan tacsi eheladii ay ka geeriyoodeen labada Issim waxayna u rajeynayaan labada marxuum inuu janadaii ka waraabiyo.

Jaalliyada reer Puntland ee Australia waxay si gaara uga xun yihiin xaalka uu ku dhintay Suldaan Ciise Xassan Cumar oo la dilay isaga oo ka soo baxay masaajid, isla markaana ka tirsanaa dadka dhaqan ahaan mudan in la nabadgeliyo lana ixtiraamo xataa haddii lagu jiro xilli colaadeed. Waxaa nasiib daro ah in sabab la’aan lagu dilo nin isim ah waana mid ka fog garashada aadamiga . Arrintaani waxay ka soo horjeedaa dhaqanka, anshaxa iyo akhlaaqda ummada Somaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka reer Puntland.

Waxaan uga baaqaynaa Dawlada Puntland iyo shicibka reer Puntland labadaba inay ilaashadaan amaankooda kana feejignaadaan cid kasta oo nabadooda khatar gelinaysa talaaba cadna ka qaadaan cid kasta oo dembi noocaas oo kale ah lagu
helo.

Guddoomiyaha Australian-Puntland Diaspora
Omar Mohamud Dhollawaa
Melbourne, Australia.
dhollawaa@yahoo.com.au

RELATED:
TACSI: Marxuum Khaliif Ahmed Farajar
Tacsi ku socota guud ahaan Reer PL
Tacsi: Marxuum Prof Gani (Atlanta, GA)

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: President Farole welcomes India assistance to fight piracy
GAROWE, Somalia May 16 2012 (Garowe Online)

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

Somalia: Land dispute in Somaliland leads to 5 deaths

Somalia: Turkish commandos capture Somali pirates

Somalia: Al Shabaab agent caught with explosives in Mogadishu

Somalia: Foreign Al Shabaab fighter caught near Kenya border

Somalia: Puntland President Flies to India After Meetings with Ethiopia Deputy PM in Addis Ababa

'Confusing' articles in Somalia draft constitution

Somalia: Puntland police conduct operations after killings

Somalia:Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia

Somalia: Civilians killed in grenade attack in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us