Home
  Africa
  World
  Islam
  Health

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 22, 2008 - 5:42:46 PM
Announcements
Ujeeddo: codsi baahi Diineed


Anagoo ah Haweenka muslimaadka gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada b/weyne waxaan codsaneynaa oo aan ka codsaneynaa dhamaan walaalaheena muslimiinta iyo muslimaadka ah Meel kasto ha joogaane in aad naga caawisaan dhanka waxbarasha ee daraasaadka diiniga ah ee aan baahi weyn u qabno.
 
Maxaayeelay wali soo mamarin Haweenka Gobolka Hiiraan ee Muslimaadka ah (markas diini ah) oo u qaas ah oo ay leeyihiin gabdhaha muminaadka ah kaasoo ka kooban kutubo iyo cajalado nuuc walbo leh marka walaalaha muslimiinta ah iyo kuwa muslimaadka ah fadlan noo faa'ideya ilaah ha'idin koryeelee maadaama waxa ugu muhiinsan ee laysku Caayi ay tahay arrimaha diinta Rasuulkana (NNKH) uu faray in laysku caawiyo.
 
Sababta keentay in aan codsigan u soo gudbino walaalaha musliminta iyo muslimaadka ayaa ah ka dib wadankii oo uu cadow haysto iyo gabdhaheena mu'minaadka ah oo intooda badan haaya shaqo ay ku raadinayaan qutul-daruurigooda maalineed waqti walbana aan firaaqo helaynin islamarkaana waqti isku mid ah oo ay daraasaadka kala faa'ideystaan lahayn ayaa keentay in ay codsigaan u soo qortaan walaalahooda maanta heli karo in ay u furaan (Markas Diini ah) oo ay qoloba waqtigey fursad hesho ka faa'ideysato waxaana fileynaa in aad arrintani gacan naga siin doontaan insha allaah.
 
Waad mahadsantihiin
 
Codsigaan waxaa si wada jir ah u soo qoray gabdhaha mu'minaadka ee gobolka hiiraan kuwaasoo kala ah:-
 
1) Foos Shiikh Jaliil Tel:002521-5564231
2) Xabiibo Max'ed Maalin Tel:002521-5833896
3) Sahro Xeydar Cabdi Tel:002521-5833823
4) Iqro Cabdicasiis Tel:002521-5909732
5) Canab Xuseen Cumar Tel:002521-5538572
6) Saciido Max'ed Jaaburi Tel:002521-5887909
7) Malyuun Xasan Max'ud Tel:002521-5848671
8) Ilhaan Cali Cabdi Tel:002525-634534
9) Malyuun Max'ed Max'ud Tel:002521-5585981
10) Aamino Shiikh Mux'ed Nuur Tel:002521-5524574
 
Fadlan waxii jawaab iyo wax qabad ah inoo soo amriyay telefonadaasi ilaah ayaa mahad is ka leh.
RELATED:
TACSI: Safiyo 'Loreno' C/llahi Xabeeb
Somalia: Job Vacancy_ Intern Horn Releif
Xuska Fanka iyo Suugaanta

Advertisement
 

Somalia: Anarchy-Cursed Nation Looks to Bottom-Up Rule

EDITORS PICK:

Somalia: President approves oil deal as PM rift continues
KUWAIT CITY, Kuwait Aug 19 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us