Home
  Africa
  World
  Islam
  Health

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Sep 3, 2008 - 9:22:44 AM
Announcements
Ujeeddo raad raac codsi hore


Anigoo ah madaxa gabdhihii dhawaan codsiga galiyay websideyada qaar ee ku dhaqan gobolka hiiraan magaalo madaxdiisa b/weyne magaceyguna yahay xabiibo maxamed maalin tel:0025215833896  ahna abaabuladii arrinta markiska b/weyne

Waxaan mar labaad nagu kalifay in aan soo qorno codsigan ka dib markii ay nala soo xariireen walaalaheena doonayo in ay wax inoo qabtaan oo naga codsay in aan mar kale soo qorno qaabka aan wax u dooneyno

Marka anigoo ku hadlaya codka gabdhaha muuminaadka ah ee ku dhaqan gobolka hiiraan gaar ahaan magaalada b/weyne ayaan waxaa u sheegeeynaa in ay nagu kaliftay in aan codsigan mar labaad soo qorno ka dib markii ay naga codsadeen in aan u faahfaahino doonisteen ama qaabka aan wax u dooneyno ayaan go'aansanay in aan soo qorno codsigan mar kale.

Hadaba markii aan isi tusnay gabdhihii muminaadka ahaa waxbarashadooda oo ah maanta mid aad u hooseeysa isla markaana ah kuwo aan kala sareynin mustawahooda waxbarasho marka hadii ay jirto goobo ama markis diimeed oo u gaar ah iyaga runtii waa ay kala sareyn lahaayeen hadii ay helaan kutubo iyo cajalado oo is wato maxaa yeelay qofbo fahan u qas ah ayuu rabi siiyay sideedana bulshada waxaa baabi'iyo jahliga waxaana saro mariyo cilmiga diineed

Codsigan ma'ahan mid aduunyo ee waa midkii aan ku gaari lahayn liibaanta aaqiro iyo tan aduunba waxaana idinka sugeynaa arrintan wax qabadkeeda insha allaah maxa yeelay oo kalifay arrintan in ay shahiideen daaciyaashii magaalada qaarna ay baxeen qaarka harayna ay gaabsadeen marka taasi ayaa inagu kaliftay in aan u istaagno dacwada gabdhaha muminaadka

Mida ugu horeyso ee baahideena waa in aan helno insha allaah kutubo leh fani walba iyo cajaladahooda marka cid walba sidii u fudud oo ay wax inoogu qaban karto raali ayaan ku nahay ciddii soo dhiibeyso kutubo iyo cajalado ama qarashka lagu sameyn lahaa arrintaasi waan soo dhaqeyneynaa insha allaah.

kutubada aan u baahanahay waa kuwan hoos ku qoran :-

1) Fatxul baari- sharax saxiixul buqaari
2) Saxiixul muslin- sharaxu-nawawi
3) Tuxfatul Axwadi- shara jaamucu tarmadi
4) Coonul Macbuud- sharax sunanu abii daa'uud
5) Sunanu Nisaa'i- sharax sayuudhi
6) Sunanu Ibnu-maajah
7) Musnad Imaamu axmed
8) Musnad Imaamu shaafici
9) Sunanu Daraami
10) Towdiixul axkaam- sharax buluuqul maraam
11) Niil'awdaar- sharax muntaaqil al-akhbaar
12) Saxiix jaamicu saqiir wadaciifah lil al-baani
13) Irwaa'ul qaliil takhriijul axaadiis manaarul sabiil lil al-baani
14) Mishkaatul masaabiix lil al-baani
15) Teeysiir al-calaam- sharax cumdatul axkaam
16) Tajriidu saxiix mukhtasir bukhaari
17) Silsilatul axaadiis al-saxiixah lil al-baani
18) Tarqiib wa tarhiib lil al-baani
19) Nasbo-raaya lil imaamu saylici
20) Jaamicul culuum wal xakam lil imaamu rajab al-xambaliyi
21) Al-waafii- sharax arbacuuna nawawi
22) Sharax riyaadu saalixiin li sheekh cuthymiin
23) Bahjatu naadiriin- sharax riyaadu saalixiin
24) Nihaayalu fii qariibul xadiis lil ibnu athiir
25) Adkaar li imaamu nawawi
26) Talkiisul al-xabiir li ibnu xajar
27) Silsilatul axaadiisu al-daciifatu lil al-baani

1) sharax al-caqiida daxaawiya
2) fatxul majiid
3) qawlul mafiid min adilati al-taqxiid
4) kitaabul tawxiid lil ibnu khuseyma
5) caqiidatul waasidiya
6) caqiidatul safaariini
7) kitaabul cashri
8) madaarijul saalikiin
9) iqaasatul lahfaan
10) jawaabu kaafa

kutubul fiqah

1) fataawa ibnu teeymiya
2) muqni ibnu qudaama
3) zaadul muslaqinic- sharax cutheymiya
4) fiqu sunna li sheekh sayid saabiq
5) axyaa fii culuumi diin li ibnu xaamid al-qazaali
6) maxali lil ibnu xazmi
7) kitaabul um lil imaamu shaafici
8) muwada imaamu maalik
9) majmuuc- sharaxul mahdab
10) fiqhu al-islaamiyi
11) seylul jaraar lil shookooni
12) manhaaju daalibiin wa sharxahu muqnil muxtaj
13) xaawil qadwaa lil suyuudiyi

kutubu siira

1) siiratu ibnu hishaam
2) siiratu aclaamu nubulaa
3) al-bidaayatu wa nihaaya
4) fiqu siira
5) taariikh khulafaa'u raashidiin
6) xaadul macaad fii hadyi kheyril cibaad
7) muqtasir al-siira li sheekh max'ed binu c/wahaab
8) rijaalu xoowlu rasuul (scw)
9) suwar min xayaatu saxaaba
10) suwar min xayaatu taabiciya
11) suraw min xayaatu saxaabiyaad
12) raxmalu lil caalimiin max'ed suleymaan salmaan mansuuru foowri
13) maa'daa khasiral caalam bil in-xidaadil muslimiin li sheekh max'ed
khudari
14) caalamul islaam wal isticmaar Dr anwar jundiye
15) xarbu saliibiyah Dr saciid caashuur
16) al-milol wa nixal
17) muqadamatu ibnu khalduun
18) mowsuucatu masiira fil adyaani wal madaaliib wal axzaab
19) al-mucaasarah
20) safwatul safwa
21) dabaqaatul kubraa
22) dabaqaatul shaaficiya.

kutubu tafsiir

1) tafsiiru dhabari
2) tafsiiru qurdhubi
3) diratu al-manshuura lil sayuudhi
4) tafsiiru al-baqawi
5) fatsul qadiir tafsiir shookooni
6) tafsiiru al-maraaqi
7) tafsiiru ibnu kasiir
8) zaad al-masiir lil ibnu jawaazii
9) tafsiiru saabuuni
10) tafsiiru wal mufasiruun

kutubu usuulu fiqah

1) shara al-waraqaad
2) nadmul waraqaad
3) usuul min cilmul usuul lil cuthemiin
4) irshaadul fuxuul
5) muraaqibul sucuud
6) aclaamul muwaqiciin
7) jamcul jawaamic
8) risaatu shaaficiye

kutubu naxwa wa sarfi wa luqah

1) ajruumi
2) cimriidi
3) mulxatul icraab
4) mutamimul ujruumiyi
5) qadharu nidaa
6) sharax ibnu caqiil calaa alfiyatu ibnu maalik
7) minhaalu rijaal- sharax laamiyatu al-afcaal
8) maqaamaatul xariiri
9) mucaalaqqtul casharah
10) ibnu dureyd
11) laamiyaatul carab
12) manjid fii luqati wal aclaam
13) mucjamul wasiid
14) qaamuusul muxiid

Baldweyne. Hiraan.
RELATED:
Ogeysis muhim u ah Somalida Minnesota
TACSI: Safiyo 'Loreno' C/llahi Xabeeb
Somalia: Job Vacancy_ Intern Horn Releif

Advertisement
 

Ransom demand for Australian in Somalia

EDITORS PICK:

7 Somali soldiers, Ethiopian officer defect to insurgency
MOGADISHU, Somalia Sep 7 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us