Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 23, 2011 - 2:27:50 PM
Announcements
Xaflad Sanduugaradii 11 aad ee Puntland


Somali Community in Denmark  Iyo  Puntland Aid Service

BISHAARO BHISAARO BISHAARO   

Ururka weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxeey si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in xaflad balaaran oo loogu talagalay in loogu dabaal dago sanad-guuradii 11-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland lagu qaban doono magaaalda Århus. Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu balaarnaa ee abid lagu qabto Denmark.

Waxaa shirkaa  lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha  Somaliyeed ee jecel Dimuquradiyada, nabad iyo hormarka  dalkooda hooyo. Waxaa sidoo kale khadka talefoonka xafladaa kaga qeyb galidoona madax ka tirsan dowlada Puntland. Waxaa halkaas diyaar idiinku ah banadhig faneed aad loogasoo shaqeeyay, ciyaar dhaqameed iyo waliba khudbooyin aad cajiib u ah.  

Goobta: Casumada Labaad ee Denmark

Address: Dortesvej 47

8220 Brabrand

1-8-2009 waa maalinta Sabtida

Saacadaha: 16:00 

Wixii Fahfahina kala xidhiidh qaban qaabinta Shirka. 
  
Siyaasi  Tel: 24861690,
28503190 Ama Saalax: 26627783 

FG: Fadlan idinkoo waqtiga ilaalinaya ka soo qaybgal wacan

RELATED:
TACSI: Marxuum Khaliif Ahmed Farajar
Tacsi ku socota guud ahaan Reer PL
Tacsi: Marxuum Prof Gani (Atlanta, GA)

Advertisement
 

Islam -- Muhammad: The Last Prophet of God (SAW)

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland leader warns of 'new civil war' as Somaliland forces attack Buhodle
BUHODLE, Somalia Feb 8, 2012 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us