From Garoweonline.com

Announcements
Xaflad Sanduugaradii 11 aad ee Puntland
By
Jul 29, 2009 - 6:35:47 AM

Somali Community in Denmark  Iyo  Puntland Aid Service

BISHAARO BHISAARO BISHAARO   

Ururka weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxeey si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in xaflad balaaran oo loogu talagalay in loogu dabaal dago sanad-guuradii 11-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland lagu qaban doono magaaalda Ã…rhus. Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu balaarnaa ee abid lagu qabto Denmark.

Waxaa shirkaa  lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha  Somaliyeed ee jecel Dimuquradiyada, nabad iyo hormarka  dalkooda hooyo. Waxaa sidoo kale khadka talefoonka xafladaa kaga qeyb galidoona madax ka tirsan dowlada Puntland. Waxaa halkaas diyaar idiinku ah banadhig faneed aad loogasoo shaqeeyay, ciyaar dhaqameed iyo waliba khudbooyin aad cajiib u ah.  

Goobta: Casumada Labaad ee Denmark

Address: Dortesvej 47

8220 Brabrand

1-8-2009 waa maalinta Sabtida

Saacadaha: 16:00 

Wixii Fahfahina kala xidhiidh qaban qaabinta Shirka. 
  
Siyaasi  Tel: 24861690,
28503190 Ama Saalax: 26627783 

FG: Fadlan idinkoo waqtiga ilaalinaya ka soo qaybgal wacan



http://www.garoweonline.com