Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Interviews
Afhayeenka Amisom oo ka warbixiyey xaalada Muqdisho


Waraysi idaacada Radio Garowe la yeelatay afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta AMISOM Pandy Ankunde ayuu kaga warbixiyay arrimo dhawra oo la xiriira hawlgaladi ugu dambeeyay ee Muqdisho, bixinta mushaharaadka ciidamada iyo dilki loo gaystay hogaamiye si weyn loo doonayay oo lala xiriirinayay ururka Al-Qaacida.

Mr.Akunda ayaa sheegay in aanay wax caqabad ah la kulmin intii ay ku guda jireen hawlgaladi ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay la wareegen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya degmooyin badan oo ku yaala obolka Banaadir.

Afhayeenka ayaa sheegay inay hada ku sii siqayaan suuqa Bakaaraha oo halbowle u ah ganacsiga Muqdisho, isla markaana uu dakhli ka soo galo Alshabaab.

Mr.Pandy Akunda wuxuu kaloo carababay in la siiyo ciidamada AMISOM mushaharadka ay u baahanyihiin, balse ay dhacdo mararka qaarkood dib u dhac ay sabab u tahay xisaabinta kharashaadka ay u baahanyihiin.

Ciidamada AMISOM ayaa dagaal adag kula jira kooxda A-shabaab iyagoo taageero siinaya ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya.

Ka dhageyso halkaan wareysigaan


RELATED:
''Xilligii doorashada lama gaarin''
"Waa inaad isdifaacdaan"-Dhageyso
Heshiis laga gaarey khilaafkii Galkacayo

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: President Farole welcomes India assistance to fight piracy
GAROWE, Somalia May 16 2012 (Garowe Online)

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

Somalia: Land dispute in Somaliland leads to 5 deaths

Somalia: Turkish commandos capture Somali pirates

Somalia: Al Shabaab agent caught with explosives in Mogadishu

Somalia: Foreign Al Shabaab fighter caught near Kenya border

Somalia: Puntland President Flies to India After Meetings with Ethiopia Deputy PM in Addis Ababa

'Confusing' articles in Somalia draft constitution

Somalia: Puntland police conduct operations after killings

Somalia:Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia

Somalia: Civilians killed in grenade attack in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us