From Garoweonline.com

Interviews
WAREYSIYO : Barnaamij Galgala
By
Jul 29, 2010 - 10:41:03 PM

Waa Barnaamij la yiraahdo hadal haynta Todobaadka oo ka baxa Idaacada Garowe maalin walba oo Jimco ah ayaa todobaadkan waxaa looga hadley xiisada ka jirtey buuraha Galgala.

Barnaamijkan oo la idiinku soo ururshey qeybo ka mid ah hadaladii warbahinta ka baxey ee looga hadlayey xiisadaha agagaarka Galgala ayaa waxaa diirada la saarey hadalada kala duwan ee kasoo baxey dhinacyada saameyntu ku yeelatey colaadaan.

Dhageyso dhamaan hadaladii warbaahinta laga sii daayey ee ku saabsanaa colaadaha kasoo kordhey buuraha Galgala ee ku yaal duleedka magaalada Bosaso.



http://www.garoweonline.com