From Garoweonline.com

Interviews
Barnaamij ku saabsan xuska PL
By
Jul 31, 2010 - 12:56:02 PM

Waxaa barnaamijka gaara xuska sanadguuradii 12 aad ee kasoo wareegtay asaaskii dowlada Puntland sanadkii 1998.

Waxaa barnaamijkaan si wada jira usoo jeedinaya Cabdaqani Irbad, Nasra Cabdirizaq Axmed, waxaana soo saaray Maxamed Baashi Khaliif.
 
Dhagayso waraysiyo aan la yeelanay, Isimo ay ka mid yihiin Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ,Garaad Cabdilaahi Cali Ciid, siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxwaynihii  ku xigeenkii xukuumadii Cade muuse Xasan Daahir Maxamuud "Afqurac" iyo Barkhad Cali Saalax.
 
Suugaan yahano ay ka mid yihiin Abwaan Jaamac kadiye Cilmi iyo Xaliimo Puntland.
 
Dhagaysi haboon hambalyo wanaagsan sanad guuro wacan dhamaan umada reer Puntland ayaa Radio Garowe iyo Garowe Online shaqaalihiisa idiin so gudbinayaa.



http://www.garoweonline.com