Wararka
Interviews
Somalia
Africa
World
Editorial
Opinion
Business
Features
Analysis
Islam
Health
Documents
Press Releases
Tech & Web
Announcements
Puntland Election
Fikrado/Faalo
Photos
Somali Links
--
All Puntland
Agabso.com
Allsomali.com
Altaqwaa
AAayaha
BBC Somali
Biyokulule
Dayniile
Halgan
Hiiraan
Hornafrik
Horseednet
Puntlandpost
Radio Daljir
Radio Galkacyo
Radio Midnimo
Mudugonline
Qaadisiya
4Somaliwomen
Shabelle Media
SBC Online
Somali Irrigation
SomaliStartpage
Somalitalk
Somaliwide
Wayaha
Widhwidh
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated:
Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Interviews
Samatar oo wareysi siiyey Al-Shabaab
8 Jan 8, 2013 - 1:01:15 AM
Cabdullahi Siciid samatar oo sheegta inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Puntland ayaa Wareysi siiyey Idaaco ay leeyihiin kooxda Argagixisada Al-shabaab.
Wareysigaan uu Mr.Samtar siiyey Al-shabaab ayaa la duubey 5 bishan Janaayo, wuxuuna la hadley Idaacada Al-furqaan ee Al-shabaab magacooda ku hadasha.
Wareysigaan ayaa yimid xili uu afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere uu shalay (06-01-2013) sheegey iney ka qayb qaadanayaan sidii lagu ridi lahaa xukuumada Madaxweyne Faroole, isla markaasna wuxuu afhayeenka Shabaab sheegey iney iyagu ka dambeeyeen weeraradii todobaadkii hore lagu qaadey Bosaso oo hal askari oo Cidianka Daraawiishta Puntland ku geeriyoodey.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Cabdulahi siiyey idaacada Al-Shabaab ee Furqaan
Xigasho: Puntlandi
Halkaan ka dhageyso sidoo kale wareysigaan oo ku jira website-ka Al-Shabaab.
More Articles
RELATED:
Axmed Madoobe oo digniin u direy DF
C/Kariin oo ka hadlay Kismayo
Dhageyso: Wareysiga RW ee Jubaland
Advertisement
Islam: Muslims and the challenge of creating change