From Garoweonline.com
Kulan ka dhacay magaalada Galkacayo
By
May 27, 2008 - 1:06:24 AM
DHAGEYSO
In ka badan 150 qof oo ka kala socday qaybaha Bulshada sida culima'udiinka, Nabadoonada, ganacsatada iyo Waxgaradka qaarkood ayaa kulan ay ku yesheen Hoolka Shirarka ee Hoteel Gaalkacyo ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa ay diiradda ku sareen sida loo xalin karo
dhibatooyin badan oo gobalka haysta iyagoo xusay in maamulka Puntland
ay ka gabiyeen wax u qabashada Gobalka sida ka shaqaynta Amniga,
yaraynta Sicidr Bararka iyo adeegyada Bulshada sida caafimaadka iyo
waxbarashada shirkaasi Kaddib ayaa waxaa ii suragashay Inaan ka
waraysto Axmed jaamac Qalyare oo aan weydiiyay inta uu socday iyo
bilowgiisi iyo heerarka uu soo maray.
Wareysiga waxaa qaadey: Nuux Muse Birjeeb
Garowe Online.com
http://www.garoweonline.com