Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa berri 8da subaxnimo ka qabsoomi doona doorashada Madaxweynenimo iyadoo ay doorashadaasina ku tartamayaan 16 musharax oo u kala tartamaya jagada Madaxweynaha iyo Mweyne-kuxigeenka.
Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Jen. Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkajiir oo labaduba ka mid ah musharaxiinta tartankan doorashada ka qeybgalaya ayaa wareysi ay VOA la yelatay uu mid walba kaga hadlay rajooyinka ay ka qabaan inuu mid walba ku guuleysto jadaga Madaxweynenimada Puntland. Labadan musharax waxay si weyn u balanqaadeen hadii ay ku guuleystaan jagadaasi inay wax ka qaban doonaan mushkiladaha Puntland ka jira ee ay ka mid yihiin dhibaatada burcad-badeedka.
DHAGEYSO:
Farole
&
Ilka Jiir
Xigasho/VOA