From Garoweonline.com

Interviews
Attam oo la hadley VOA Somali
By
Aug 10, 2010 - 1:50:16 PM

Kadib markii dagaal lagaga adkaadey maleeshiyaadka A-shabaab ee ku dhuumaaleysanayey buuraha Galgala ayaa Idaacada VOA wariyaheeda Cabdisalaan Harari ninka hogaamiyaha u ah Maxamad Siciid Atto.

Attam ayaa sheegtey mar kale ku dhici waayey inuu sheegto inuu xiriir la leeyahay kooxada al-Shabaab isaga oo dhinaca kale ku sheegey inuu doonayo in maamul Islaami ah doonayo inuu ka hirgalo Puntland.

Wararkii ugu dambeeyey jiida hore ayaa sheegaya dhinaca kale in ciidamada amniga Puntland qabteen xubno ku tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaasoo qaarkood isa soo dhibeen sida GO u cadeeyey sarkaal ka tirsan ciidamada.

Dhageyso Wareysiga Attam & Cabdilan Harari.






http://www.garoweonline.com