From Garoweonline.com

Interviews
Yusuf Garad oo dood u qabtey Xildhibaano
By
Oct 11, 2008 - 7:38:53 AM

Madaxa BBC-da oo doodaan ku qabtey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku soo beegey xili la filayo in halkaas uu ka dhaco kulan wadamada IGAD usugu yeereen dhamaan hay'adaha kala duwan ee dowlada Somalia [ Madaxweynaha, Ra'isal wasaraha iyo guud ahaan xildhibanada Barlamanka].

Barnaamijkaan ayaa madaxda BBC-da laanteeda Af-Somaliga kuweydiinaya Xildhibaano ka tirsan Barlamanka howlaha u qabsoomey DF ah Afartii sano oo ay xilka haysay.

Ka dhiibi fikradaada ku aadan arrimahan laga hadley iyo guud ahaan sida aad u aragtid doodan adiga oo ku soo hagaajinaya qoraalkaaga: contact@garoweonline.com

Garowe Online,Garowe
 



http://www.garoweonline.com