Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Vodafone.de
Last Updated: Dec 14, 2011 - 11:39:16 AM
Islam
Islam: Ciid Mubaarak: Kullu caam wa antum bikheyr


Hadaanu nahay Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Garowe iyo Garoweonline.com waxay Ummada Islaamka oo dhan iyo guud ahaan Shacbiga Soomaaliyeed u diraynaa Ciid Mubaarak --Kullu caam wa antum bikheyr.

Waxaan sidaas oo kale Salaam iyo Ciid Mubaarak uga diraynaa Akhriyeyaasha Garowe Online iyo weliba Shaqaalaha Radio Garowe ee kala jooga gobollada Soomaaliya oo dhan, gaar ahaan Magaaloyinka Muqdisho, Kismayo, Baydhabo, Beledweyne, Galkacyo, Garowe, Bossaso, Lascanod iyo Hargaysa.

Waxaan Shaqaalaha iyo qoyskooda ugu bishaaraynaa khayr iyo hor'umar dhan kasta ah waxaana sidoo kale ugu mahadcelinaynaa dadaalka iyo dacaadnimada ay Shacbiga Soomaaliyeed u soo gaarsiiyaan warar xaqiiq ah iyo dhexdhexaad.

Waxaan ILAAHAY ka baryaynaa inuu sanadkaan cusub inagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo. Aaamin Aamiin

Anagoo ka faa'idaysanayna Munaasabada maalinta barakaysan ee Ciidul Adhxaa ayaan waxaa Shacbiga Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inay si daacad ah ugu soo wada jeestaan Towbada ALLE ayna si wayn uga qaybqaataan Nabada iyo Dowladdnimada oo ah qaabka kaliya looga bixi karo dagaalo sokeeye, qax, dilka micnadarada ah, boobka iyo dulmiga aan kala istaaga laheyn.

Waxaa kaloo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in si caam ah iyo si gaar ahba la isku cafiyo si ILAAHAY inooga saaro dhibaatada na dhextaala.

Wabillahi towfiiq,

Maamulka iyo Shaqaalaha
Radio Garowe
Garoweonline.com

RELATED:
At FBI, 876 pages of agent training material related to Muslims found offensive or inaccurate
Nigeria: Islam Forbids Extremism
Islam: The Universe as a 'Mosque'

Advertisement
  Click here to find the right student loan for you!

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: President Farole welcomes India assistance to fight piracy
GAROWE, Somalia May 16 2012 (Garowe Online)

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

Somalia: Land dispute in Somaliland leads to 5 deaths

Somalia: Turkish commandos capture Somali pirates

Somalia: Al Shabaab agent caught with explosives in Mogadishu

Somalia: Foreign Al Shabaab fighter caught near Kenya border

Somalia: Puntland President Flies to India After Meetings with Ethiopia Deputy PM in Addis Ababa

'Confusing' articles in Somalia draft constitution

Somalia: Puntland police conduct operations after killings

Somalia:Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia

Somalia: Civilians killed in grenade attack in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us