Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiranyo leh
halkan uga diraynaa dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka
geeriyooday Dr. Muse Qeybdiid oo dhawaan ku dhintay dalka Jabuti.
- Mohamed Abdi Bulshaale
- Siciid Diiriye Farah
- Mahad Ahmed Maxamud
- Hodan Ahmed Ali
- Fowsi Kulmiye khadar iyo
- Maama Khadiijo
Dhamaan dadkan waxay joogaan Garowe, Nairobi iyo North America
waxayna leeyihiin illahay Marxumka Jana fardowsa hawarabiyo dadkana
samir iyo iiman ha kasiiyo. Aamin, Aamin Aamin...