From Garoweonline.com

Islam
Tacsi Dr. Muse Qeybdiid
By
Apr 7, 2008 - 3:46:04 PM

Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiranyo leh halkan uga diraynaa dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Dr. Muse Qeybdiid oo dhawaan ku dhintay dalka Jabuti.
 
  1. Mohamed Abdi Bulshaale
  2. Siciid Diiriye Farah
  3. Mahad Ahmed Maxamud
  4. Hodan Ahmed Ali
  5. Fowsi Kulmiye khadar iyo
  6. Maama Khadiijo
Dhamaan dadkan waxay joogaan Garowe, Nairobi iyo North America waxayna leeyihiin illahay Marxumka Jana fardowsa hawarabiyo dadkana samir iyo iiman ha kasiiyo. Aamin, Aamin Aamin...
 


http://www.garoweonline.com