Anagoo ah Reer Yusuf Ismaaciil waxaan halkan tacsi tiiranya leh uga diraynaa Qoyskii iyo Eheladii Marxuum Aswad Xaaji Cabdi Shakuur iyo Qaraabadii uu ku geeryooday wadanka Denmark, waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iiman ha kasiiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday, ILAAHAY waxaan uga baryaynaa inuu Marxuumka Janatul Fardowsa ka waraabiyo.
Aamin!