Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
79 maxbuus oo la geeyey Qardho

GAROWE ONLINE

Xabsiga Degmada Qardho ayaa dhowaan la gaarsiiyey maxaabiis gaareysa 79 oo falal danbiyeedyo kala duwan ugu xirnaa magaalada Bossaso kadib markii uu xariga ka jarey madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud.

Taliye xigeenka xabisga Qardho Gaashaanle Maxamed Siciid Cismaan oo la hadlay Radio Garowe ayaa ku sheegay ku dhowaad 80-maxbuus inay yihiin tirade dadka la keeney Qardho oo falal danbiyeedyo galay inkastoo uu raaciyey inaysan gaarsiisneyn heerka Agrgagixisada ama burcadnimada.

Maxaabiista burcad badeeda ayuu xusey in xabsi weyn looga sameeyey Bossaso ,waxana uu ku darey in Xabsiga Qardho ku dhamaystiranyihiin adeegyada dhamaan islamarkaasina Qaab casireysan loo dhisey.

Xabsiga Qardho ayaa saddex qaybood ka kooban oo kiiba 13 qol tahay iyadoona loogu talo galay 8 maxbuus qolkii inay degaan ,waxana uu gaar u yahay raga oo keliya.

Waa tiradii ugu horeysey maxaabiis ah oo gaarta Garowe ka dib markii Todobaad ka hor uu xariga ka jaray madaxweynaha Puntland ,madaxda UNDP iyo Taliska Asluubta Puntland.

Halkan ka dhagayso waraysiga Cawil Cali Jaamac la yeeshey Taliyaha


RELATED:
Dr.Farole oo furey guryo loo dhisay barakacayaasha
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us