Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Al-shabaab: ''Waan dilnay Dennis Allex''

Ururka Al-shabaa b ayaa sheegay inay toogteen Dennis Allex oo ah sarkaal u dhasha dalka Faransiiska oo ay Muddo sanado ah gacanta ku hayeen, kasoo dhawaan ay dowlada Faransiiska isku dayday inay xoog ku furato.

Bayaan kasoo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Dennis Allex ay dileen habeenkii xalay oo Arbaco ah, iyagoo sheegay inay dileen iyagoo ka jawaabaya weerar ay ciidamada gaarka ah ee Faransiisku ku qaadeen deegaanka Buulo Mareer oo lagu hayay sakaalkan.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa isaguna horay u sheegay in sarkaalkaas uu ku dhintay weerarkii la doonayay in lagu soo furto, isagoo sheegay inay si lama filaan ah u toogteen kooxihii gacanta ku hayay.

Dowlada Faransiiska waxay sheegtay in howgalkaas ay kaga dhinteen laba Askari sidoo kalena ay ku dileen 17 dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan, inkastoo Al-shabaab aysan ka hadlin khasaaraha dhankooda kazoo gaara weerarkaas.

Inkastoo Al-shabaab aysan sheegin halka uu dilka ka dhacay ayaa hadana warar hoose oo laga helayo Kooxdan waxay sheegayaan in sarkaalkan lagu dilay deegaanka Buulo Mareer oo lagu hayay muddo sanad ka badan.

Ma jiro cadeyn ay Al-shabaab ku sheegtay qaabka uu dilku u dhacay, balse waxay sheegeen in Dilkiisa ay sabab u ahayd Dowlada Faransiiska oo ay ku eedeeyeen inay isku-dayday dhowr jeer inay xoog ku furato, iyadoo diiday in wadahadal lagu sii daayo.

Waa markii ugu horeysay oo Al-sabaab ay si bareer ah u toogato la hayste Reer Galbeed ah oo gacanta ugu jiray Sadex Sano, waxaana sarkaalkan iyo saxiibkiis oo lasii daayay laga afuubay Hoteel ku yaala Muqdisho sanadkii 2009.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us