Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Al-shabaab oo rasaas ku furtay aroos

Haweeney ayaa ku dhimatay Sadex haween ah oo kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Xaflad Aroos oo shalay galinkii dambe ka dhacaysay deegaanka Booco oo ka tisran Gobolka Hiiraan.

Deegaankan oo 30-KM u jira Magaalada Baladweyne ee Xarunt Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli gacanta ku haysa Al-shabaab, iyadoo haweenkii ku dhaawacmay rasaastan lagu daweynayo Baladweyne.

“Maleeshiyada Al-shabaab waxay yimaadeen deegaanka oo Aroos ka socdo waxayna rasaas ku fureen haweenkii goobt ku ciyaaryay” ayay tiri mid ka mid ah haweenkii Arooska ka qaybgalayay oo Rasaasta ka badbaaday.

Ururka Al-shabaab ayaa horay xadidaad ugu soo rogay aroosyada ay dadku ku sameysanayaan goobaha ay gacanta ku hayaan, iyagoo diiday in ciyaaro la sameeyo, waxaana falkan uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo ka dhaca Gobolka Hiiraan.

Shacabka ku nool deegaanka Booco ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen qaabka uu u dhacay falkan, waxayna Qaarkood oo Magacyadooda qariyay ay sheegeen in Al-shabaab ay cadaadis xoogan ku hayso dadka deegaankaas ku nool.

Maamulka DF ee Gobolka Hiiraan ayaan ka hadlin falkan ay Al-shabaab ka sameysay Deegaanka Booco, iyadoo sidoo kale aysan Al-shabaab ka hadlin falkan, waxaana arooskii uu baaqday markii rasaasta lagu furay.

Dalka Somalia ayaa waxaa aroosyada loo sameeyaan dabaaldagyo waaweyn oo farxad lagu gelinayo lamaanaha uu guurku dhexmarayo, balse falkan ayaa ka yaabiyay dad badan oo ku nool Gobolka Hiiraan iyo Gobolada kale ee Somalia.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us