Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Aragtida dadka shirka London


GAROWE ONLINE

Magaalada London ee xarunta UK ayaa lagu wadaa maalinka beri ah 23, Feb 2012 inuu ka furmo shirweyne balaaran oo Somalia looga hadlayo sidi wax looga qaban laha dhibaatadeeda soo jiitameysye muddada badan ,waxana martiqaadka fidiyey wasiirka koowaad ee Britain David Cameron.

Ku dhowaad 50 ka mid ah madaxda iyo hogaamiyaasha caalamka ayaa lagu casumey ka qaybgalka shirkan,waxana sidoo kale gaarey London dhamaan dhinacyadii saxiixey geedi socodka nabada Somalia iyo maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland sidii ay uga qaybgalilahaayeen.

Barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe ayaa maanta waxa mowduucu ahaa shirka Lonodn iyo aragtiyada ay dadweynaha Puntland ka qabaan kulankaasi caaalamiga iyo miraha la fili karo inay ka soo baxaan gunaanadkiisa.

Dadweynihii ka qaybgalay barnaamijka maanta ayaa dhamaantood si weyn u taageyrey shirka London ,iyagoona ku tilmaamey mid ahmiyad gaar ah u leh Somalida oo colaado iyo abaaro ragaadiyeen islamarkaasin rajo wanaagsan ka muujiyey qodobada ka soo baxa.

Halkan ka dhageyso Rayiga Dadweynaha oo Aadan Sooyaal soo jeedinayo.


RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us