Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''Puntland bacdu waa ka maamnuuc''

GAROWE ONLINE

Guddiga dabargoynta bacaha oo maanta 10 February,2013 ku shiray Garoowe ayaa ku dhawaaqay inay mamnuuc tahay soo dejinta,haysashada,wax lagu qaato Bacaha ka dib markii la agaaday dhibaatada ay u gaysato caafimaadka dadka,Xoolaha iyo deegaanka waxaana joojinta bacaha ee deegaanada Puntland oo meelmariyey golaha Xukuumadda iyo Baarlamaanka dawladda Puntland.

Wasaaradaha iska kaashana dabar goynta Bacaha ayaa waxay kala yihiin wasaaradda deegaanka,Dekedaha,Maaliyadda,
Duulista hawada,Warfaafinta,Taliska Booliiska & hay'ado kele oo dawladda Puntland ka tirsan waxaana dhamaantood iska kaashanayaan inaan Bacaha Puntland laga soo dejin,lagu dhex iibin iyo in aan la isticmaalin.

Wasiiru dawlaha Maamulka wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gashaan oo ka mid ah Guddiga dabargoynta ayaa Saxaafadda u soo gudbiyey ciqaabaha ay la kulmayaan qofka & meheradaha lagu arko bacaha,waxaana ganaaxyadu ay iskugu jiraan xariga & lacago ganaaxa,wuxuuna bulshada uu ku booriyey inay joojiyaan isticmaalka Bacaha oo dhibaatooyin caafimaad oo daran keena.

Wasiiru dawlaha Wasaaradda deegaanka Sulaymaan Maxamuud Siciid (Dhoodi) ayaa ka shekeyey dhibaatooyinka Bacuhu ku hayaan degaanka isida dhirta & Xoolaha oo uu xusay inay u kuurgaleen dhanka dadka ayuu sheegay inay xanuunada ay keento ay ka mid yihiin Sonkorowga,Dhalmo La'aan,Kelyo xanuun & hamad la'aan,bulshadana wuxuu u jeediyey inay maanta wixii ka danbeeya inay joojiyaan Bacaha,oo sheegay inay is gafayn Sarciga & qofka lagu arko oo lagu qaadayo.

Halkan ka dhageyso Warbixin Cabdiqani Irbad ka diyaarshay Bacaha


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us