Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Aragtida Dadweynaha PL 4-sano ka dib

 

GAROWE ONLINE

Kadib Xafladii xalay lagu qabtey Madaxtoyada Bossaso oo lagu maamuusayey sanadguuradii Afraad ee ka soo wareegtey Doorashadii Madaxweyne Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole iyo khudbadiisi taariikhiga ahayd ee soo koobeysey waxqabadkii Afartii sanno ee la soo dhaafay ayaa in badan hadal haynteedu socotey.

Idaacada Radio Garowe oo in badan siyaasada Puntland iyo horumarkeeda ka hadasha ayaa dadweynaha u soo bandhigtey barnaamijka Rayiga Dadweynaha dooda ku saabsan argtidooda khudbadii iyo maamulka Dr.Farole xafiiska inta uu joogey.

Dadkii ka qaybgalay iyo kuwa khadka taleefanka soo galay ayaa intuba si weyn u cadeeyey inaan marnaba la iska indho tiri karin horumarka balaaran ee ku talaabsatey xukuumadda hogaamiyo Dr.Farole.waxana uu qofba ka hadlayey inta xiiso gelisey khudbadiisi Madaxtoyada Bossaso.

In badan ayay u hanbalyeeyey Madaxweynaha dadkii ka qaybgalay barnaamijka ,waxana si weyn la iskugu raacey in la gaaray xiligii dadweynuhu codkooda siin lahaayeen ciday kalsoonida bidaan sidaasina looga baxayo wax ku qaybsiga qabiilka.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka uu daadihinayo Aadan Xaaji Sooyaal


RELATED:
Kenya: ''Tirada hala kordhiyo AMSIOM''
Wafdi IGAD ka socda oo tagay magaalada Kismayo
Waa sidee xaalada Kismaayo?


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president
KISMAYO, Somalia May 17, 2013 (Garowe Online)

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

Somalia: Flight to Kismayo ‘forced to return to Mogadishu’

Somalia: ‘Somaliland troops kill 1 civilian’ in Burao riots: witnesses

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us