Bayaan: Beesha Cali Saleebaan 29 Nov 29, 2012 - 11:18:50 AM
BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM
Ku: Dhammaan Saxaafadda Madaxa-bannaan ee dal & dibad
Ujeeddo: Bayaan & talo soo jeedin
Waxaan shaki ku jirin in asaaskii & dhismihii Maamulka Dawladda Puntland ee la yagleeyey 1dii Bishii August 1998dii uu ahaa tallaabo muhiim ah oo horay loogu qaaday guud ahaan dib usoo celinta midnimadii & dawladnimadii Ummadda Soomaaliyeed ee la burburiyey horraantii sannadkii 1991dii, gaar ahaanna ay wax weyn ka tartay danta & maslaxadda caamka ah ee dadka Reer Puntland dhan kasta.
Haddaba, in kasta oo Axdigii & qorshe-hawleedyadii Maamulladii kala dambeeyey ee Puntland soo maray tan & xilligaas si tifatiran loogu qeexay hirgelinta & gaarista yoolasha kala duwan ee Bulshadu ku taameysay hanashadooda, haddana waxaan la ankiri Karin in aaney hirgelin in badan oo qorsheyaashaas kamid ahaa oo aan aaminsanahay in wax uun laga fulin karay, gaar ahaan, samaynta adeegyo Bulsho oo tayo leh, dalkana ku wada baahsan, xoojinta amniga & samaynta kaabayaasha sharciga, hirgelinta qorshaha dimuqraadiyeynta & samaynta dastuur rasmi ah iwm.
Nasiib wanaag waxaa xaqiiqo ah in Maamulka hadda jira ee uu Madaxda ka yahay Dr, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud uu noqday kii ugu horreeyey ee wax weyn ka qabtay baahiyaha ugu waaweyn ee Bulshada, kuwaas oo gundhigga u ahaa dadaalkii lagu dhisay Maamulka Puntland. Waxaa xusid mudan in Maamulkani waxqabad muuqda oo la taaban karo ka muujiyey baahiyaha ugu waaweyn ee bulshada reer Puntland, sida:
2. La dagaallanka Burcad-badeedda & kooxaha Nabad-diidka ah
3. Dhiirigelinta Maal-gashiga & Ganacsiga xorta.
4. Kor u qaadista Magaca & sumcadda Siyaasiga ah ee Puntland dal & dibadba, gaar ahaan mart-gelinta shirar & kulamo muhiim ah oo heerarkoodu kala duwan yihiin, kuwaas oo aan horay loogu qaban Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay.
5. Baarista kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna ceegaaga.
7. Dadaal ku bixinta dhismaha dawlad Soomaaliyeed oo Federaal & dib u heshiisiinta Ummadda Soomaaliyeed ee collaaddu kala irdheysay.
8. Samaynta dastuur rasmi oo lagu ansixiyey gole guud oo ay wada fadhiyeen ergooyin metelaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Puntland, Beesha Caalamka & Madax ka socota Dawladda Soomaaliyeedna goob joog & Markhaanti ka wada ahaayeen.
9. Hirgelinta nidaamka dimuqraadiyeynta & Furashada Axsaabta Siyaasadeed oo looga guurayo nidaam beeleedkii, looguna guurayo nidaam-siyaasadeed caadil ah oo qof kasta helo xaqiisa siyaasiga ah ee uu wax ku dooran karo, laguna dooran karo.
Sidaas darteed, Beesha Cali Saleebaan markii ay qiimeysay:
1. Wax-qabadyada mugga weyn ee Maamulkani hirgeliyey intii uu jirey.
2. Baahida loo qabo in laga gudbo nidaam-beeleedka siyaasadeed ee aan caddaaladda Ijtimaaciga ah & tan Siyaasiga ah midna waafaqsanayn.
Beeshanina kamid tahay beelaha ugu waaweyn ee nidaamkaasi saamaynta xun ku reebay, xaqeedii siyaasiga ahaa ee ay mudnaydna ku weydey.
3.Tixgelinta ay mudan tahay in la helo Fursadda ugu yar ee aan looga maarmi Karin hirgelinta nidaamka axsaabta & dimuqraadiyeynta casriga ah.
4. Midnimada & wadajirka Ummadda reer Puntland oo aan sina gorgortan u gelin, lehna mudnaanta kowaad dhan kasta.
Waxay ku baaqeysaa:
1. Prof. Yaasin Beeldaaje X.cabdulahi
2. Prof Barkhad Timir Muuse
1. Dr. Maxamed Caynab Maxamuud
2. Dr. Maxamed Xassan Shoodhaadhi (Professor at EAU & BU)
3. Dr. Faarax Axmed Muuse (Professor at University)
4. Dr. Maxamed Yuusuf Cali (Professor at BU)
5. Dr. Mohammed Abdullahi Ismail (Professor at EAU)
6. Dr. Saciid Xasan Maxamed (Professor at PSU)
7. Dr. C/rashiid Boqor Cumar Ismail
8. Dr. Maxamed Maxamud Sheekh Ciid
9. Dr. Saalax Xaaji Cabdullaahi Maxamed
10. Eng. Cabdulcasiis Xasan Maxamuud
11. Eng. Maxamedd Sheekh C/maan Axmed
12. Dr. Saciid Cusmaan Maxamed
13. Dr. Maciin Maxamed
14. Dr. Maxamed Maxamuud Axmed (Gurungur)
15. Dr. Ali Nur ahmed
16. Dr. Abdiqaadir Tuube
17. Mr. Said abdilaahi salah
18. Mr. Ismail farah Yusuf
19. Dr. Mohamed ismail Cilmi
20. Mr. Crisaaq xuliye
21. Dr. Ahmed Yusuf Gallan
22. Mr. Jamac Ciise Mohamud
23. Prof. Mohamed Mohamud Osman (Lambo)
24. Prof: a/kadir Mohamed gallan
25. Dr Ahmed Said Qaloonbi
26. Dr Craxman Said Farah
27. Dr C/qani Said Farah
28. Mr. Burhan Mire Qaxiye
29. Mr. Mohamed Said Mohamed
30. Eng. Barkhan Caratn Gurhan
31. Dr Yasssin Qaxiye Ciise ciise
32. Mr: burhan Mohamed gallan
33. Mr. aidirus Mohamed gallan
34. Mr: sulaiman Mohamed gallan
35. Mr: a/rahman a/samad gallan
36. Mr:a/llah said gallan
37. Mr: Usama a/samad gallan
38. Prof. Mohamed Mahad ciise
39. Dr. Ismaciil Ciise Rooble
40. Dr. faarax xaaji Siciid
41. Dr. Maxamuud Xaaji Yusur
42. Mr. Mohamed Mire Xaaji sicid
43. Mr. Mohamed Ali Adan
44. Mr. Mohamud ismacil jamac
45. Mr. Maxamud Xasan (baxwal)
46. Mr. Abdulaahi Ciise Muuse (Qaroowe)
47. Mr. Maxamed Farax Subagdhame (Gafane)
48. Mr. . Ali nasir Abshir gayre
49. Mr.. Abdulahi Cise Yusuf
50. Mr. sadaam Saed Sulayman
51. Mr. Sharif Mohamed suulay
52. Prof. Eng. Abdirahman farah ali
53. Mr. Abdirahman Muumin Salah
54. Eng. Ladane Said Qaloonbi
55. Mr. .Mohamed abdi garoon
56. Eng . Abdirahman Said Qaloonbi
57. Eng. Abdi Mohamed Khuurshe
58. Eng . Faisal Cartan Gurhan
59. Eng. Mohamed abdulahi Mohamed
60. Eng. Mohamed Sulayman Saed
61. Eng. Ibraahim shire Mohamed
62. Eng. Salah abdirahman
63. Eng. Jamal ahmed Mohamed
64. Cap. Abshir Siciid ali
65. Mr. Ali Ibraahim Mohamed
66. Mr. Jamaal abdulahi ahmed
67. Mr. Mohamoud abdirisaaq
68. Mr. Mohamed Osman Mohamed
69. Mr. Siciid Mohamud Xasan
70. Mr. Mohamed Osman Mohamed
71. Mr. Salad shire Yusuf
72. Mr. Omar shire yusuf
73. Mr. Mohamed Abdulahi jamac
74. Mr. Mohamed khuurshe
75. Mr. Faysal Omar siciid
76. Mr. Ahmed siciid salah
77. Mr. abdulkhaliq Mohamed Ismail
78. Mr. Mohamed mire jamac
79. Mr. Osman ismacil ahmed caato
80. Mr. Caydaruus ahmed Mohamed
81. Mr. Sadam Guursade
82. Mr. Mahad abshir gayre
83. Mr. Ahmed Ali adam
84. Drs: aisha Mohamed gallan
85. Mrs:nathifa Mohamed gallan
86. Mrs; ubah Mohamed gallan
87. Mrs; hamdi barsheed
88. Prof: ayan Mohamed gallan
89. Mrs: hamdi hidig islaiyar
90. Drs: hayat Mohamed gallan
91. Mrs; naima Mohamed gallan
92. Drs: hawa ali adam
93. Mrs: hany Mohamed gallan
94. Drs; fatma Mohamed gallan
95. Drs: mariam ali adam
96. Mrs; sumaya said gallan
97. Mrs: khadija said gallan
98. Drs; sumaya a/samad gallan
99. Drs Idil Maxamuud Afbalaar
100. Drs Sundus Maxamed Layloon
101. Dr Cabdisamed Maxamud Said
102. Dr Ayaanle Maxamud Afbalaar
103. Eng Maxamed Yuusuf Afbalaar
104. Dr Maxamud Bashiir Sheekh Maxamud Fay
105. Prof Cabdirizak Hiirad
106. Eng Shirwac Maxamuud Afbalaar
107. Eng Ahmed Maxamuud Afbalaar
108. Drs Sucaad Saciid maxmed Guray
109. Dr Maxamed saciid Maxamed Guray
110. Dr Maxamed Cali Waaberi
111. Dr Catoosh Cabdale Waaberi
112. Drs Kaltuun Maxamed Warsam
Ganacsatada beelaha cali saleeban: