Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Beledweyn: Amniga oo soo hagaagaya

GAROWE ONLINE

Tan iyo intii ay Ciidamada Jabouti ee qaybta ka ah hawlgalka AMISOM la wareegeen gacan ku haynta Baraha magaalada ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka soo reynayo ammaanka magaalada, waxaana dib u soo laabtay isu socodkii gaadiidka iyo dadweynaha ,dhaq-dhaqaaqyadii ganacsiga iyo adeegyadii kale ee Nolosha asaasiga u ahaa ahaa.

Ciidamada DF Somalia iyo AMISOM ayaa fashiliyey weeraro ,qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ka dhici lahaa magaalada,waxaanay taasi ku ammaaneen maamulku shacabka oo ay tilmaameen iney gacan weyn ka geysteen dabagalka iyo soo qabashada dadka la tuhmo.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Col.Cabdirisaq Cali Cabdule oo u waramay Radio Garowe ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan falal amni daro geystey oo uu ka mid yahay ninkii diley Nabadoon Marya-Cadde dhowaana la keeni doono maxkamada gobolka.

Dhowaan ayuu sheegey taliyuhu inay soo afajir doonaan kooxaha uu ku tilmaamay jiir iyo jiho diidka mar kalena mahad u celiyey ciidamada amaanka oo Dowladda Jabouti ugu horeyso ,wuxuuna hadalkisa ugu danbeysiiyey inay wadaa wacyigelino bulshada gaar ahaan waalidka caruurtoodu Al-shabaa ku jiraan inay kala soo haraan.

Halkan ka dhageyso Aadan Sooyaal oo wareystey Taliyaha Booliska


RELATED:
Gaalkacyo oo golle yeelatay
Madaxweynaha PL oo soo gaabshey safarkiisa Mudug
Somaliland oo Taleex ka baxday


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

TALEH, Somalia April 16, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

Somalia: AMISOM, Jubaland forces rescue Kenyan nationals held by Al Shabaab

Somalia: PM on visit to liberated towns

Somalia: Midnight blaze devours Baidoa market, 7 injured

Somalia: Puntland President attends symposium on security in Galkayo

Somalia: British, French nationals killed in shooting at airport [Report]

Somalia: Briton, French gunned down at Galkayo airport

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us