Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Mahiga: ''Benayn keliya wax tarimeyso''

Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Dr.Augustine Mahiga ayaa maanta 18 July,2012 ka hadlay eedeymaha loo soo jeediyey madaxda ugu sareysa dalka oo ku saabsan musuq maasuq iyo lunsasho hanti dadweyne.

Dr.Mahiga oo wareysi siiyey laanta Afka Somaliga ee BBC-da ayaa ka hadlay doorka ay leedahay kooxda dabagalka Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia iyo Eriteria oo horey cunaqabadeynta hubka qaabilsanaa balse gadaal loogu darey inay la socdaan musuq maasuqa.

Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa wax laga weydiiyey maxay warbixinta xiliga lagu soo beegey maadaama dalka laga filayo inay dowladd ka dhalato? Ayuu ku jawaabey:.

‘’Arintaasu anaga ayay wal wal na gelisey ,kooxda soo diyaarisey warbixinta waa koox anaga naga madax banaan wakhti badana way ka shaqeynayeen ,anaga wax xiriir ah nagalama sameyn wakhtiga ay ku soo aadinayaan’’.

Sidoo kale waxa la weydiiyey Mahiga warbixintan waxa ku qoran waxey dhaleceynaa dhamaan siyaasiyiinta saa dalka u haraya hogaamintiisa? Ayuu yiri.

‘’Waxa jira dad kale oo laga yaabo inay isku soo sharaxaan jagooyinka sar sare iyo xildhibaano cusub ,dadka la dhaleeceyey waa inay ka daba tagaan ,arimahan kuma xirna oo keliya xiliga kala guurka waxa la eegaya maddada dheer gaar ah kuwa la xariira musuq maasuqa’’.

Ergayga Qaramada Midoobey  Somalia ayaa la weydiiyey dadka la eedeeyey waxa ka mida madaxweynaha oo burcad badeed lagu tuhmey waxana uu yiri Mahiga’’ beeneyn keliya oo madaxweynaha ka timaada kuma filna ,waxana loo baahanyahay in madaxweynuhu iska difaaco waxyaabahan ka hor inta uusan Golaha Amaanka fadhigooda sameynin bisha dhamaadkeeda’’.

Dad badan ayaa isweydiinaya warbixinta guddiga dabagalka Qaramada Midoobey xiliga ay ku soo beegmatey iyo saameynta ay ku yeelanayso ololaha doorasho ay ku doonayaan inay ku xigsadaan kuraastooda masuuliyiinta ugu sar sareeyaa DF Somalia oo 31 maalmood u harsantahay.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Roob dabaylo watay oo da'ay Xingalool
Axmed Madoobe oo DF eedeeyay
Garowe: Dr.Farole oo furay Imtixaanka Shahaadiga PL


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops
MOGADISHU, Somalia May 25, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us