Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dooni ku degtey Beyla ka dib dufaan

GAROWE ONLINE

Wararka laga helayo Degmada Bander Beyla ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in Dooni ku socotey Magaalada Muqdisho ay ku degtey Badweynta Hindiya meel u dhow Xeebta Bayla.

Agaasimaha waaxda Dowladaha Hoose ee wasaarada arimaha gudaha Puntland Jaamac Xasan Xuseen oo howlo shaqo u jooga Degmda Bandar Beyla ayaa Radio Garowe uga waramay xaalada Bayla iyo doonta degtay.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay arkeen qaar ka mid ah alaabtii saarnaa Doonta,waxaase ilaa iyo hada la hayn dadkii saarnaa doonta inay dhinteen iyo in kale.

Mamulka Degmada Bandar Bayla ayaa hada ku howlan gurmadka loo fidinayo dadka doontaasi saaran,inkastoo baduna ay kacsan tahay hadana waxaa socda gurmadka dadka lagu soo bad baadinayo.

Dufaanta Faul 4 ayaa horey looga digey Xeebaha Badweynta Hindiya magaalooyinka ku yaal ,waxana ilaa iyo haatan aan si dhab ah looga war hayn inta uu garsisanyahy khasaraha ay gaysatey.

Halkan ka dhageyso wareysiga uu qaadey Wariye Cali Fantastic


RELATED:
Dibadbax ka dhacay Muqdisho
''Australia waxay daneyneysaa xiriirka Puntland'' Dhageyso
Madaxweynaha oo la kulmay Geoff Tooth


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us