Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
Biyo & cunto la'an ka jirta gobolka Nugaal


Degmooyin ka tirsan gobolka Nugaal ayaa waxaa ka jira biyo la'aan iyo cunto
la'aan ba'an oo ay sababtey roob la'aan.

Roobka Deyrta ayaan boqolkiiba labatan ka da'in gobolka Nugaal iyada oo deganada abaarta ka jirto yihiin; Qarxis, gubato,Dhaganle, Xasbahale Budunbuto, godobjiraan, Baarweyn, Dangarayo, Eyl iyo Sunijiif.

Dhulkaas ayaa dhamaantood roobab ka da'in iyada oo xeeldheerayaashu sheegayaan hadii labada Asbuuc ee socda aysan helin xiligii Deyrta oo gabaabsi ah ay khatar ku sugan yihiin dadka degaankaas.

Cuntada ayaa gabaabsi ah degaanadaas iyada oo laga guurey qaar ka tirsan tulloyinkaas sida tuulada Gubato oo u dhexeysa Eyl iyo Garowe.

Hay'adaha maxaliga ee gobolka ayaa baaq u diraya hay'daha samafalka in ay
u soo gurmadaan dadkaas.

Ceelsha Dhaganle, Qarxis iyo xasbahale ayaa matooradii biyaha soo tuuri jirey jaban yihiin dayactir la'aan.

Garowe Online,Garowe

RELATED:
Sanaag oo ka guuleystey Cayn
Diyaarad ku dhacdey Muqdisho
UN: ''Macaluushii way dhamaatey''

Advertisement
 

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Hague's action warning in Somalia
MUGADISHU,Somalia 2 ,February  ,2012 (AP)

UN declares Somalia’s famine over, but says millions across East Africa still in crisis

Somalia:UN Special Representative for Somalia condemns murder of radio station director

Somalia: Puntland - Cage of pirates

Somalia:President Sharif asks for arms embargo to be lifted

Somalia: British minister on 'first visit ever' to Puntland State

Somalia: Ethiopian troops enter Gedo region

Somalia:Iranian Minister willing to hold Somalia conference

Somalia: Gunmen kill journalist in Mogadishu, then escape

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

Kenya arrests controversial Muslim preacher

Somalia: Bossaso port renovation project completes first phase

Somalia:President Sharif vigorously condemns and expresses grief and sorrow over the senseless murder of the prominent journalist Hassan (Fantastic).

Somalia: Grenade attack at UNDP compound in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us