Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Biyo la'aan ka jirta degmada Rako

GAROWE ONLINE

Xaalad biyo la’aaneed ayaa laga soo shegayaa in ay ka jiraan degmada Rako ee Gobolka Karkaar iyo tuulooyin hoos yimaada degmadaasi ,meelaha uu ay biyo la’aantu ka jirto waxaa kamid ah tuulooyinka ay ka mid yihiin Qarar soor ,uur jire , iyo deegaano kale degmada hoostaga.

Gudoomiyaha degmada Rako ee gobolka karkaar Faarax Maxmuud Ibraahim ayaa Radio Garowe  la hadlay isaga oo ku sugan degmada Rako  waxan uu sheegay in halkaasi ay ka jirto  biyo la’aan xoogan, isagoo intaasi ku daray in roobkii hore uu san si fican u qaban deegaanka qaarkood waxaana uu si cod dheer ku sheegay deegaanka ay haatan ugu daran tahay biyo ,la’aantaasi raaciyayna in dadka deegaanku wadaan abaabul xoogan oo ugu jiraan sidii booyadaha biyaha loogu dhaamin lahaa.

Faarax Maxamud waxana uu ugu baaqay hayadaha samafalka ee ka hawlgala deegaanada Puntland in ay xaaladaas wax ka qabtaan oo ilgaara  lagu eego degmada Rako iyo deegaanada hoos yimaada.

Halkan ka dhageyso gudoomiyaha oo u waramaya C/xamid salad


RELATED:
Madaxwaynaha Puntland oo u dhoofay Dalka Itoobiya
Dagaal ka dhacay G.Bakool
Labo qof oo lagu dilay Muqdisho


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Federal Govt troops foil attack on police station in central town

BELEDWEYNE, Somalia April 23, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Night raid operation targets senior Al Shabaab officials

UN envoy to Somalia condemns MP, journalist murder in Mogadishu

Somalia: Burundi President arrives in Mogadishu on first visit

Somalia: Puntland Police arrest former Federal MP

Somalia: Former warlord refuses to lay down arms

Somalia: Bomb blast in Mogadishu kills Federal MP

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us