Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
Booliska SL oo dad u xiray dilkii Taliyaha


AKHRI: Sarkaal lagu dilay Lascano

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Cabdulaahi Jaamac Isleged ayaa Radio Garowe u sheegay in dilkii xalay loo gaysaty Taliyihii xabsiga Laascaanood ay u qabqabteen Toddoba (7) qof oo qaarna lagu tuhmay,kuwo kelelna ay u dhawdahay inay ka dambeeyeen dilkii Marxuum Cabdi Ciise Nuur.

Cabdulaahi Jaamac oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland gobolkaasi u soo magacaabay ayaa sheegay in ugaadhsiga mas'uuliyiinta gobolkaasi ay isaga ka horaysay, haadana aad moodid inay bilameen, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday inay wax ka qabanayaan qorshayaal lagaga hortagayna ay u dejiyeen.
 
Magaalada Laascaanood ayaa laga dareemayaa wixii ka dambeeyey dilka taliyaha xabsiga jawi ka duwan kii ay ku sugnayd waxaana dadku ay aad u hadalhayan dilkan lagu soo beegay bisha barkaysan ee ramadaan iyo cabsi ay ka qabaan ciidanka Somaliland oo marka falalka noocan oo kele ahi ay dhacaan sameeya hawlgalo saameeya dad aan waxba galabsan.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Khasaarihii dagaalkii Buuhoodle
Barlamanka DF oo laga hadlay
Kolnyo Kenyan ah oo la weeraray

Advertisement
 

Islam -- Muhammad: The Last Prophet of God (SAW)

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland leader warns of 'new civil war' as Somaliland forces attack Buhodle
BUHODLE, Somalia Feb 8, 2012 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us