Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Dr.Farole oo tagey xabsiga Bossaso

GAROWE ONLINE

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 04 December,2012 booqasho ku tagay Xabsiga weyn ee magaalada Bossaso islamarkasina xariga ka jarey qaybo cusub oo lagu kordhiyey.

Masuliyiinta wehelinayey madaxweynaha ayaa waxa ka mid ahaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar iyo madax UNODC Puntland Cabdirisaaq Maxamed Jaamac iyo xubno ka soctey madaxtoyada.

Kormeer ayaa wafdigu ku marey xabsiga dhismihiisu socdey sidoo kalena Dr.Farole ayaa xariga ka jery laba qaybood oo lagu darey dhismaha xabsiga kuwaasi oo shaqadeedi la dhameeyey.

Ilaa 200 ayuu qaadayaa maxaabiista ,waxana lagu diyaarinaya dhamaan adeegayda iyadoona Laba qaybood ee xariga laga jarey mid ka mida loogu talo galay haweenka oo gooni ka ah xabsiga intiisa kale.

Madaxweynaha Puntland ayaa kalmado ka soo jeediyey furitaanki qaybtan ayaa ka waramay xasbigan ,burcada la keenayo iyo sida anshaxooda dib looga shaqeyn doono intay gudanayaan xabsiga.

‘’Wuxuu noqonayaa xabsi dadka ku xiran ay ku nafisaan ,waxan beesha caalamka ka balanqaadney in burcad badeeda Somalida ay keenaan si ay eheladooda u arkaan oo dhanka bini’aadanimo aan ka eegney’’ ayuu yiri madaxweynuhu.

Dhowaan ayaa xariga laga jarey Xabsiga weyn ee magaalada Qardho ,waxana qayb ka tahay arrintan dadaalka dowladu ugu jirto habeynta jeelasha iyo nidaamka lagu dhaqayo maxaabiista.







***image10***

















RELATED:
Gudiga kormeerka oo la mgacaabay
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us