Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Bossaso: Aas Qaran oo ka dhacaya

Magaalada Bossaso xarunta gobolka Bari ayaa lagu wadaa maanta 14 February,2013 inuu ka dhaco Aaska Qaran ee Marxuum Maxamed Saalax Ladane oo shalay ku geeriyoodey halkaasi.

Madaxweynaha Puntland ayaa habeenimadii xalay digreeto ka soo baxdey xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay Guddi loo xilsaarey Aaska Qaran ee Marxuumka oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Jaamac,waxana sidoo kale hoos loo dhigaya calanka Puntland muddo saddex maalmood ah.

Halkan ka akhariso:
Taariikh Nololeedkii Halgamaa Ladane

Qabuuraha Biyo Kulule ayaa lagu aasayaa Marxuumka ,waxana magaalada Bossaso laga dareemaya Mashquul badan iyo diyaargarowga Aaska Qaran.

Garowe Online wararkeeda danbe ayaan idiin ku soo gudbineynaa Faahfaahinta Aaska Halgame Maxamed Saalax Deer ''Ladane '' oo da'a kor u dhaafay 110 sanno ku dhintey kana mid ahaa dhalintii SYL ee xornimada Somalia u soo hoyey.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu
Tahriibta oo laga shiray Bossaso
Guuleed oo ka hadlay weerarka


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us