Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Ururka Hor-Cad oo laga dhawaaqey

GAROWE ONLINE

Hotel Jubba ee magaalada Bossaso ayaa maanta 03 December,2012 waxa looga dhawaaqey urur siyaasadeedka Horumarka iyo Cadaalada ee loo soo gaabsho Hor-Cad.

Masuuliyiinta dowladda ,Issimo ,Waxgarad ,Aqoonyahano iyo dhalinyaro ayaa ka qaybgalay wanqalka Ururkan ku soo biirey saaxada siyaasadeed ee Puntland.

Ganacsade Cabdiqadir Axmed Ducaale oo ka mida ahaa asaasayaashii Maxjarka Bossaso ayaa gudoomiye ka ah ururkan ,waxana dhowaan lagu wadaa inay ururo kale dhabahan ay qaadaan.

Dhamaan dadkii ka hadlay xafladan ayaa soo dhoweeyey urur siyaasadeedkan Hor-Cad oo ay sheegeen inuu yahay horumar ku soo siyaadey Puntland loona baahnaa in tiradu badato.

Tan iyo Marki Horseed Garowe looga dhawaaqey ayaa shalay iyo maanta waxa soo baxay Ugub iyo Hor-Cad ,waxana dadweynuhu rajo wanaagsan ka muujinayaan hirgelida nidaamka axsaabta badan Puntland.


















RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us