Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Bossaso: Xuska Maalinka Saxaafada

GAROWE ONLINE

Iyadoo ay maanta 21 January,2013 ku beegneyd maalinka Saxaafada Soomaliyeed loo asteeyey 40 sano ka hor ayaa dalka guud ahaan waxa lagu qabtey munaasabado kala gedisan oo lagu maamuumsayo maalinkan sida Muqdisho ,Bossaso ,Garowe iyo Galkacayo.

Magaalada Bossaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa Hotel Juba ay dhacdey xafladani ay ka soo qaybgaleen wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland ,wasiiro kale oo ka tirsan maamulka ,Duqa Degmada Bossaso,odayaasha dhaqanka,ururada siyaasada Puntland qaarkood ,shirkada Golis hormuudkeeda iyo saxaafada ka hawlgasha gobolka Bari.

Hadalo dhiriigelin iyo dardaaran iskugu jira ayaa wariyaasha loo jeediyey ,waxana sidoo kale ay ka soo shekeyeen xiligii adkaa ee saxaafadu soo martay kadib burbukii dowladii dhexe Somalia.

Shirkada Golis ayaa hadiyado u qaybisey wariyaaasha oo qalabka ay ku shaqeyaan iskugu jirtey ,waxana qayb ay ka ahayd sida Cumar Faaruuq sheegey dhiirigelinta wariyaasha Puntland.














RELATED:
Wafdiga IGAD oo la kulmey ergadii dooratay A.Madoobe
''Midnimada Somalia waa Muqadas''
AMISOM oo ka hadashay Kismaayo


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting
KISMAYO, Somalia May 18, 2013 (Garowe Online)

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

Somaliland minister rejects control of airspace by Somalia govt

Somalia: Council of Ministers pass Puntland Constitutional Court Law

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us