Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Burcad lagu xakumey Bossaso

GAROWE ONLINE

Maxkamada Darajada Koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta 30 December,201 2 waxay xukuno ku ridey burcad  dhowaan ciidamada Badda Puntland ay xoog kaga soo furteen la-haystayaal afduub ku haysteen.

Maxkamada waxa la horkeeney saddex dhalinyaro ah oo lagu soo qabtey Garacad agteeda oo sida la sheegey la-dagaalamay ciidanka Badda Puntland islamarkaasina difaacayey burcadii ay haystaey markabka.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Maxkamadu ay xukunadan ku riday sadexdan dhalinyarada ah oo ka mid ahaa ragii Ciidamada bada ee Puntland kula dagaalamay Xeebta Garacad ee degmada Jariiban:-

Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad e gobolka Bari Shiikh Aadam Axmed Maxamed ayaa sheegey in saddex dhalinayro lagu xakumey xukunada kala ah:

1.C/xakiim Maxamed jaamac 10 sano oo xarig ah iyo 50 Milyan Shs Ganaax ah

2.C/kaafi cabdul Diiriye 10 sano oo xarig ah iyo 50 Milyan Shs Ganaax ah

3.Sayid Ciise 3 sano oo xarig ah iyo 50 Milyan Shs Ganaax ah

Sidoo kale maxkamadu waxay xukuno ku ridey 14 qof oo ka maqan gacanta dowladda ,waxana iskugu jiraaan xabsi daa’in iyo dil toogasho ka dib markii lagu soo eedeeyey inay jarjareen xubno kamida bini’adaanka.

Dhanka kale Garoonka diyaaradaha Bossaso ayaa maanta hayada UNODC waxay ka dhoofisey 7-dii ugu danbeysey la-haystayaashii Markabka MV Iceberg 1 oo u kala dhashay Sudan ,Ghana iyo Philippine.










Halkan ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad


RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us