Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Buug lagu soo bandhigey Garowe

GAROWE ONLINE

Hoolka Shirarka PDRC Garowe ayaa maanta 29 December,2012 lagu soo bandhigey Buug loogu talo galay in ay ka faaideystaan ardeydu oo iska kaashadeen Hayada Inter Peace iyo PDRC,waxana ka soo qaybgala xaflada masuuliyiinta waxbarashada,maamulayaal ,macalimiin,aqoonyahano iyo marti lagu casumey.

Buugan ayaa ka soo qaybgalyaashu ka yeelan doonaan dood iyo falanqeyn qaybaha uu ka koobanyahay ,waxana lagu wadaa in maalmaha soo socda dhameeyaan.

Agaasimaha guud ee Waxbarashada Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa furey kulankan ,waxana uu u mahadceliyey hayada PDRC oo sameysey ,halka uu ka qaybgalayashana u ku booriyey inay isla eegaan buugan cusub.

Agaasinka PDRC Dr,Cabdiraxman Cabdule Shuuke ayaa dhankiisa sheegey in buugani ku jiraan qaybo faa’ido u leh barnaamijka waxbarashada Puntland halka uu soo qaybgalka mahad ka celiyey.

Waa markii ugu horaysay oo waxbarashada Puntland lagu soo kordhiyay buug ay ku yaalaan casharo ka hadlaya Amniga ,Dimuqaadiyada Maamul wanaaga iyo xukun baahinta taa soo looga faa’iidayn doono ardayda reer Puntland.

Halkan ka dhageyso Warbixin Siciid Axmed ka diyariyey badhigan cusub


RELATED:
Yarisow oo Villa Somalia iska-casilay
Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee DF oo la magacaabay
Dr.Gaas oo Itoobiya u dhoofay


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Acting Boss named to head Central Bank

MOGADISHU, Somalia April 24, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Federal Govt troops foil attack on police station in central town

Somalia: Night raid operation targets senior Al Shabaab officials

UN envoy to Somalia condemns MP, journalist murder in Mogadishu

Somalia: Burundi President arrives in Mogadishu on first visit

Somalia: Puntland Police arrest former Federal MP

Somalia: Former warlord refuses to lay down arms

Somalia: Bomb blast in Mogadishu kills Federal MP

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us