Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Caafimaadka oo ka digey xanuuno

GAROWE ONLINE

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa ka digtey xanuunada ka dhasha waxyaabo bulshadu badanaa isticmaasho oo dhibaatooyin u keeni kara.

Dr.Maxamed Xirsi Ducaale ku xigeenka wasiirka caafimaadka Puntland oo la hadlay Radio Garowe ayaa bulshada uga digey xanuunada ka dhasha Sonkorta ,Tubaakada ,Dufanka iyo Cusbada ama Milixda.

Shir ka dhacay dhowaan Xarunta Masar ee Qaahira ayaa arintan looga hadlayey ,waxana uu ka mid ahaa wasiirku dadkii ka qaybgalay shirkaasi isagoona sidoo kale ka warbixiyey waxyaabihii looga hadlay.

Dadweynaha ayuu Dr.Ducaale ugu baaqey inay yareeyaan istcmaalka waxyaabahan kor lagu soo xusey oo uu sheegey inay sababaan xanuuno.

Deegaanada Puntland ayaa la soo gabogabeynayaa guud ahaan maanta talaalka caruurta iyo hooyada dhalaanka ah oo lixda cudur ee dilaaga ah laga talaalayey olole balaaran oo socdey shan maalmood.

Halkan ka dhageyso Codka wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland


RELATED:
Shir wada-tashi oo Garowe ka furmay
Alshabab dil gaystay oo Muqdisho lagu soo bandhigay
Barre Hiiraale oo la kulmay Odayal


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

MOGADISHU, Somalia April 20, 2014 (Garowe Online

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us