From Garoweonline.com
Caawi dhismaha masjid Deg. Ceegaag
By
Feb 23, 2010 - 8:09:41 AM
 |
| Masjidka Deg. Ceegaag |
Ma Jeclaan lahayd inaad wax tarto Waalidkaa ama waalidkiis, mase og- tahay inaad u samayn karto camal u socda iyaga oo dhintay, Masjid dhiskuna uu ka mid yahay camaladaas? Fadlan fursadaanu yey ku dhaafin Ka Qeyb Qado Dhismaha Masaajidka Degmada Ceegaag laga dhisayo.
Culimada Iyo Dadweynaha deegaanka ayaa ka codsaday Dadka Khayrka Jecel inay ka qeyb qatan Dhismaha Masaajidka, Haddaba Ummada Somaliyeed ee Muslimiinta ah ee dooneysa inay ka qeyb qaadato Dhismaha Masaajidka Fadlan Ha La Xiriiraan Labada Masuul oo u Qaabilsan Ururinta Kharashka lagu dhisayo Masaajidkaasi.
 |
| Masjidka Deg. Ceegaag |
Xuseen Fiin + 1- 617 921 3989 – Boston, USA ama
Cabdi Xaaji Cali Cilmi +252 -- 2449 – 2691 Ceegaag, Somalia
Xigasho: ceegaag.com
http://www.garoweonline.com