Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''DF lama ogeysiin Howlgalka France''

Wasiirka Difaaca DF ayaa sheegay in howgalkii Ciidamada gaarka ah ee France ay ka fuliyeen Gobolka Shabeelada Hoose aan lagu soo wargelin isagoo sheegay in Dowlada Somalia aysan u dulqaadan doonin howgalo noocaas oo kale oo laga fuliyo gudaha dalka iyadoo aysan dowladu war u hayn.

Cabdixakiin Maxamuud X. Fiqi ayaa u sheegay warbaahinta Muqdisho inay Dowlada Somalia Cambaareynayso Howgalkaas, ayna Tacsi u dirayso dadkii Shacabka ahaa ee ku dhintay intii howgalku socday.

In ka badan 6-qof oo ay ku jirtay Haweeney Shacab ah ayaa ku dhintay Howlgalkaas oo fashilmay, waxaana sidoo kale lagu dilay sida ay Dowlada France sheegtay sarkaalkii la haystaha ahaa ee la doonayay in lasii daayo.
 
“Dowlada Somalia aad ayay uga xun tahay Howlgalkaas oo aan lagu soo war-gelin markii la fulinayay, Raalina kama noqon doonto in Howlgalo noocan oo kale laga fuliyo Dalka iyadoo aan lagu wargelin Dowlada” ayuu yiri Fiqi.

Wasiirku wuxuu sheegay in Dowlada Somalia ay dhowr jeer isku dayday inay gacanta Al-shabaab kasoo furato ninkaas, isagoo xusay in heshiisyadii hoose oo lagu furan lahaa ay diiday Al-shabaab.

Xukuumada Somalia ayaa iyaduna horay u soo saartay warbixin ay ku sheegtay in howlgalkaas ay cambaareynayso, iyagoo sheegay inay tacsi u dirayaan dhamaan dadkii ku geeriyooday oo ay ku jiraan askartii Faransiiska ahaa.

Ugu dambeyn Wasiirka Difaaca Somalia wuxuu sheegay in hadii howgalkaas lala socodsiin lahaa Dowlada Somalia in sidan oo kale aysan waxba noqon lahayn, wuxuuna hadalkiisa ku daray inaysan ogolaan doonin in mar kale uu ka dhaco dalka howlgal aysan dowladu ogeyn.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Howlgalo dad lagu qabtay Muqdisho
Qarax ka dhacay Suuqa Baydhabo
PL: Suxufiyiinta oo la barayo tebinta Doorashooyinka


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks
CHICAGO , USA 25 May ,2013 (Garowe Online)

Somalia: Bomb in busy Baidoa market kills 1, injures 14

Somalia: Puntland students sit for final exams

Somalia: Jubaland president accuses Federal Gov of 'organizing clan violence'

Somalia: President Hassan and MP Hosh condemn Kenyan-AMISOM troops

Puntland Government Position on Natural Resources in Somalia

Somalia: The Show-Down in Jubbaland Deadlocks

Somalia President Statement at 22nd IGAD Summit (May 24, 2013)

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us