Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
PL & DF oo ku kulmey Garowe

GAROWE ONLINE

Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa xalay lagu qabtey Casho sharaf lagu casumey Wafdigiii ka socdey DF Somalia oo aaska Shiikh Cabdiqaadir uga yimid Garowe.

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,kuxigeenka Madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan dowladda DF Somalia ,Puntland iyo Xildhibaano DF ka socdey ayaa cashadan ka qaybgalay.

Xoojinta Xiriirka DF Somalia iyo Puntland ,iskaashiga dhinaca amaanka iyo arrimaha bulshada ayaa la iskula soo qaadey kulan cashada ka danbeeyey oo ay yeesheen labada dhinac.

Wafdigan ayaa maanta 17 February,2013 booqashooyin ku maraya xarumaha dowladda Puntland ee magaalada Garowe ku yaal ka hor intay duhurnimada ka anbabixin dibna ugu noqon Muqdisho oo ka soo kicitimeen markii hore shalay.










RELATED:
Dowladda Puntland oo si adag xiriirka ugu jartay DF
Ahlu-Suna oo heshiiska diiday
Ximan iyo Xeeb oo heshiis diiday


Advertisement
 

Somalia: Puntland President not adamant about domestic, external threats [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland withdraws support for Federal Govt

GAROWE, Somalia July 31, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Puntland expresses concern over central state

Somalia: Puntland soldiers surrender to Somaliland amid mutiny

Somalia: Federal Govt endorses central state after tripartite deal

Somalia: Radio Garowe hosts educational contest for neighborhoods

Hani Garabyare's Journey From Somalia to the Senate

Somalia: Puntland Govt committed to’ implementing democracy’-says President

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

Somalia: Massive security operation launched in Mogadishu following killings

Somalia: Six killed in renewed fighting over regional influence

Somalia: President Hassan, PM host Iftar Dinner for Puntland delegation

Somalia: State Funeral held for popular musician, MP Saado

Somalia: MP murder sparks widespread condemnation

United States Condemns the Killing of Somali MP Saado Ali Warsame in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us